Aisha Wadani Profile Banner
Aisha Wadani Profile
Aisha Wadani

@WadaniAisha

4,654
Followers
661
Following
354
Media
8,229
Statuses

Wave the blue🇸🇴.

Joined April 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
Rest in peace Adeer Maxamed Siyaad Barre❤️
Tweet media one
92
32
485
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Hhhhh. Oo haddii “Analyst iyo Researcher” aad sheeganeysid oo aad wax u post-gareeyneeysid dadka fikirkooda in aad ogaatid commentigaan oo kale miyaa laga xanaaqaa?
Tweet media one
Tweet media two
133
44
470
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
@PaulKagame Mr President, you deserve to lead the whole of African continent,I have never seen such a great leader in Africa after Nelson Mandela , you are doing a tremendous work for your country and I think you achieved this because you listened to the voice of your people. God bless You
32
53
439
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Alaabtaan iyo askar Soomaaliyeed oo si fiican u tababaran mushaar fiicanna qaatta markii gobol walba lagu siidaayo,Qabiil-land Balaayo state ,Jaajuusland , calal-beeleed meel laga taago iyo Beesha caalamka midna ma jiri doono.SharaftaSoomaalinimada ayaa kor noqon doonta.❤️🇸🇴
Tweet media one
72
51
342
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Qoondada Haweenku ma sidaan baa? Halkeeda ha iga joogto! Aaway anshaxii? Madaxweeynihii wadanka oo khudbad jeedinaa see firinbi loogu yeeriyaa? Hadaan gacan bir ah lagu qaban waxaan iyo wax ka liita ayeey la imaan doonaan.
Tweet media one
78
37
251
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Daanyeer ama saas ha taba-barnaado ama guriga hooyadiis ha iska joogo.
Tweet media one
114
16
213
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Wadankaan meel fog ayaa laga keenay. Dr C/Qaasin Wuxuu ahaa Madaxweeynaha Kaliya oo Xaniinyihiisa ku joogay Xamar ooysan Amisom, Ethiopia ama Beesha Caalamka kursiga ku heeyn. Saas aay tahay si Dimuquraadi ah ayuu awooda u wareejiyay. Taallo halloo dhisso Forza🇸🇴❤️
Tweet media one
Tweet media two
42
30
203
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
Wax laga qaban karo ma leh Hambalyo.❤️🇸🇴❤️
Tweet media one
25
8
148
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
@ragehomaar Ictiraafkii miyaa galay in Labbiskii Shareecada Islaamku u jideeysay Haweenka lagu tilmaamo “ Arabisation”?
9
6
129
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal iyo Cabdullahi Ciise Maxamuud Vs Muuse Biixi iyo RW Rooble. Xaad ka fahanteen?
Tweet media one
29
20
132
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@mary_harper It is none of your business.
7
5
120
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
AUN Gen Ceydiid markasta wuxuu diidi jiray faragalinta shisheeye. Maanta oo kale waxaa jab weyn loo geeystay Ciidamadii Mareykan oo shacabka Soomaaliyeed xasuuqayay. “ Afartan duug afarna sheeg astaahilkiinu Waa ahaa” AUN ( Abshir bacadle; 1993)
Tweet media one
Tweet media two
32
15
124
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Casariyo From Gaalkacyo Galmudug. Waligeey meel Shaah macaan ma arag! Gaalkacyo Waa shidantahay. Adigu halkee galabtay ku casariyeeysay?
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
34
5
122
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
I can’t stand him! ⁦ @HassanSMohamud ⁩ Maxaa ka wadaane? Qof kale maa weeysay?
Tweet media one
28
8
121
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
“Badge of honour-kii” la sheegi jiray baan saakay soo helay.
Tweet media one
55
9
113
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
“Waa markii ugu horeeysay oo qabkii Soomaaliya soo noqdo” muddo 30 sano ah ka dib. N&N
Tweet media one
42
6
123
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
😂😂😂 Guul daradii nagu dhacday ⁦ @M_Farmaajo ⁩ iyo ⁦ @HSNQ_NISA ⁩ ayaa ka danbeeyay.
Tweet media one
80
19
118
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Shaax iyo Sheeko.
Tweet media one
24
2
114
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Shartaada kaligaa Allaha kugu koobo.
@AnalystSomalia
Abdirashid Hashi
3 years
Reports from #Mogadishu indicate there is a serious fear of armed clash between government troops & soldiers opposing the term extension. Two sources told me: the situation is on the brink. Bloodletting will take the country back to decades.
105
33
138
21
20
109
@WadaniAisha
Aisha Wadani
11 days
@Kooshinnnn What a barbaric behaviour! There is nothing like “ capturing a man by women” I heard this man was mentally unwell and was wandering on the street when these people dragged him to their house. These people deserve a severe punishment.
4
3
118
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Bisinka!
@Jamaame4
Jamaame
2 years
Tweet media one
6
7
25
116
24
109
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Ciid Mubaarak ayaan idin leenahay aniga iyo gabadha aan ayeeyada u ahay. Adigu ayeeyo/awoowe ma gaadhay mise wali ilmo yar baa tahay?
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
20
1
109
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
@HassanSMohamud @M_Farmaajo wuxuu ka tagay Ciidan muuqaal iyo muunad leh oo mushaar joogtaa leh. Ciidanka aad dhuunta qabaneysid iska daa $100 bishii maxeey tahay? Intaa uu Farmaajo oga tagay ha jarin inaad ugu dartid maahane.
18
5
103
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
It is only the NGO parasites that label the Muslim Ummah as “ extremists” when they uphold their ethics, defend their values , beliefs and culture.
@hodansomali
Hodan Ali
3 years
The onslaught of hate & fear mongering against @AbaarsoSchool is demonstrative of growing extremisms in HoA most of us know exists but pretend otherwise. 🌎 the “ummah” has been reduced to loud angry mob ready to scapegoat anything for leadership failure. #Taliban phenomenon.
29
13
72
12
23
101
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Hadda su’aashaan wax dhib ah maa ku jira?
Tweet media one
Tweet media two
43
5
103
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@alihwarsame @M_Farmaajo @FarahMaalimM @AbdiwahabSheik7 Awalba Soomaaliya waxba looma reeban? Haddii maalin kasta nala duqeenayo, oo cunaqabateeyn nala ku hayo oo nala kala jarharay oo Ethiopia iyo Kenya wakiil naloo kaga dhigay isolation ka noo dhimman maxuu yahay? Cirka miyaa la soo duminaa?
5
13
96
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Mudane dadkaas anigaa ka mid ahaa ee iga raali ahoow 100%🙏🏾🙏🏾🙏🏾. Agteeyda waxaad tahay Libaax Wadani ah.⁦ @AAbdishakur ⁩ .
Tweet media one
30
5
99
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
@HarunMaruf It’s not a fair trade, we give them protein and they give us drugs. We are not yet under the right leadership, but one day we will correct it Inshaa Allah.
12
5
93
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
“Maanta Maanta Maantaa Calankaa u muuqdee Maantaa “Dabbaal degga Muqdisho. #Hanoolaato .⁦ @SomaliAthlete ⁩ 🇸🇴💪🏾
9
16
94
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
Soo dhaweeya Madaxweynaha Soo socda. Tol la’aan Alle nama dhigee!
Tweet media one
20
6
91
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Gobonimo❤️🇸🇴❤️👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
Tweet media one
4
9
84
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Labo libaax oo isku hambalyeeynaya. Gobonimo iyo Guul. Forza Somalia ❤️🇸🇴❤️.
Tweet media one
3
4
86
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Isbitaalka Guud ee Degmada Galinsoor oo qaybo cusub lagu kordhiyay.Hambalyo dhamaan asaxaabtii ka qeeyb qaadatay.🙏🏾🙏🏾🙏🏾.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
4
9
86
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
@M_Farmaajo Farmaajo waxaas cid kaa dhageysneysa malahan adeer.Mareykan wax wanaag ah uma sameeyn Soomaalia bal jabkeena ayeey ku raaxeeystaan.Hadii Waxa aad sheegeeysid runtahay hub casri ah ha Keenaan cunaqabateynta hubka ha qaadeen oo markaas dhaqaalah Amisom kuwayaga ha lagu wareejiyo
5
3
83
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@M_Farmaajo @MrDuqa Too late, can be interpreted it as a way of perverting the cause of justice. We lost faith in you because of how you responded and conducted yourself when PM @MohamedHRoble took steps to investigate it.Just leave alone that case, it is the healthy way.
34
4
81
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Xalay Waxaan la kulanay Aabaha Ikraan Tahliil, Dr Tahliil Faarax.Hadda case-Kii Baddu Waa soo gabagaboobay,Kan Ikraan waa in caddaalad loo helaa.⁦ @MohamedHRoble ⁩ .
Tweet media one
25
6
78
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Beerta Banaadir oo isku diyaarineysa Xuska aas-aaskii Maamul-Goboleedka barakeysan ee Galmudug. Meelkasta unukaa leh.😂😂
Tweet media one
11
6
80
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Puntland, Garoowe❤️
Tweet media one
8
5
78
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Hambalyo👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻. ID card danbe Oo aan Xawaadle, Abgaal oyi HG ka rabo ma jirto. Waayo ID Cardkii Wabxo ayaa Ii soo socda.
Tweet media one
15
7
80
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Qeeyb Cusub oo nasasho ayaa lagu soo kordhiyay Hotel Global oo ku yaal Gaalkacyo Galmudug❤️
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
13
4
76
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Skeeko raqiis ayaa socota ayaantaan oo ah: Passport baa nalaka qaatay. See ku hesheen awal? Soo Qooto-Qooto ma aheyn iyo in dad sharaf leh ceeydiis la idiin kireeysto? Gabar baa la caayay? Maxeey sameeysay ayadu soo dad madax ah oo sharaf leh kuma been abuuran oo ma ceeyin.
Tweet media one
54
13
78
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@RAbdiAnalyst Oh yeah, I can see Uhuro Kenyatta’s hunqaaco in this post.
4
2
77
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@NBerlangaEU You are one of them if not the main one.
2
2
75
@WadaniAisha
Aisha Wadani
1 year
Badge of honour kii ugu shidnaa aan sanadkaan qaayto.🤣🤣👇🏾
Tweet media one
20
6
63
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
@Dibjir It is not conflict entrepreneur’s business to decide that , it’s up to the Somali people.
6
4
67
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@HassanSMohamud @HassanSMohamud Xassanoow sharaf ayaad leedahay ee samir; kuwa Soomaalia in dagaal ka dhaco irzaaqadda ka raadinya Ha noo jabin.
8
5
70
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
@NaciimaAbwaanQ Markii xabsiga liinta aad ku soo cabtay adoo il daran, xagee aheyd Meeshii aad ku nasatay ood ku ladnaatay, soo Muqdisho iyo Canshuurteeda ma aheyn? Magaaladee kaloo hebeen ku hoyn laheyd?
10
0
69
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Dekedda Hobyo saakay Waa nashquul.Laakiin Dowlada Soomaaliya aad beey oga gaabisay in aay gacan siiso. 2017kii wixii aay u balanqaadayna xabad Dowladu kama fullin. @TheVillaSomalia @MohamedHRoble @M_Farmaajo .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
11
5
65
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@M_Farmaajo Horta tacsidu ha noo danbeeysee, Deegaanada Galmudug in Oxygen la’aan Covid-19 loogu dhimanayo ma ogtahay? Hadii aay Haa tahay jawaabtu ,maxeey Dawladu u gaarsiin la’dahay Xaqqa aay leeyihiin dadkaasi?
9
1
64
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@M_Farmaajo Well, if we want more patriots like Turkey ,then we should invest more in education, health and the youth.
4
5
62
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Inaa lillaahi wa inaa ileeyhi raajicuun! Aad ayaan oga xumahay geerida Gen Galaal. Rest in peace adeer macaane. Ummadda Soomaaliyeed Waa ku tabi doontaa.
Tweet media one
18
4
65
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
@HSNQ_NISA Isqab-qabsigaas intuu jiro ka faa’deeysta oo Soo qabta nimanka. Adinka ayaaba idinka shikisannahay; qaraxaan iska socdo ma fahmi karno. Horta Waxaan idin weeydiiyay jid xirran oo islaan fool ah loo diiday in aay marto see baabuur qarax ka buuxo ku soo maraa?
6
1
66
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@KFosterFCDO Very unfortunate, the offspring of these who colonised,divided us ,shed the blood of our great great grand parents, took our resources and give away our land to our enemies are giving us instructions on how we should run our country. . @SaidAbdullahiDe @AAbdishakur @mahadsalad
5
9
64
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Maasha Allah! I can guarantee that Somalis have transformed. I am very proud of my nation. Feels like singing this song “صومالي وافتخر” . Thank you @MowliidHaji for sharing this with us.🇸🇴❤️🇸🇴
@MowliidHaji
Mowliid Haji Abdi
3 years
#UPDATE Somalia’s federal government defied the international community sanction threats over controversial two-year term extension and stands by the resolution made by the Lower House of the Parliament of implementing “free and fair” elections in the country. #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
3
10
37
4
12
62
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Xafladdii Meherkii Shalay Aamina Gen Maxamed Faarax Caydiid iyo Axmed Cabdillahi. Waxaa ka qeyb-galay Xurmadle @MohamedHRoble wardi. Hambalyo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
12
5
62
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
@M_Farmaajo Halgamayaashii SYL mabd’oodii ma aheyn in Halgamaa iyo Muwaadin Soomaaliyeed Amxaaro laga iibsho, mana aheyn in Urur Soomaaliyeed oo gobonimo u dirir ah Argagixiso lagu tilmaamo. Adiga iyo SYL maxaa iska kiin galay marka?
21
7
62
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
@M_Farmaajo @HassanSMohamud @M_Farmaajo ,next election you will have my vote Inshaa Allah. All the best.
13
2
59
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Qofka marka Rabbi cizeeyo sidaan ayeey heybaddu oga muuqaneeysaa; Oma baahna in kun CBB ah aay Ii dhehyo u sameeyaan. Ila socda🫰🏻.
Tweet media one
11
8
56
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
@M_Farmaajo Maad Af-soomaali ku soo dirtid hambalyada?
20
1
53
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Waayo waayo! Waagii aan falanqeeyaha arimo badan ahaa oo aan dhalinyarada ahaa. Wariyaasha ugu caansan baan ka yaabin jiray. Adigu waagaas ma jidhay oo ma dhalatay?
Tweet media one
10
5
54
@WadaniAisha
Aisha Wadani
1 year
Sawirkaan Waa 2018 Janaayo”Ar Farmaajo Ii geeya” waagii aay shidneyd. Lool.
Tweet media one
5
2
55
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Markaan arkay Cinwaankaan, waxaa Ii caddaatay in ⁦ @BBCSomali ⁩ xog-ogaal u tahay arimo badan oo taariikhda galay. Maantay wixii ka bilaawda wararka ayadaan ka qaadaneynaa yaah.
Tweet media one
12
5
52
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Libaax, might he rast in peace .
6
6
53
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@SomPundit A concrete evidence that Alshabaab are being formed and funded by other countries to use them as a tool to get excuse occupy Somalia.
2
7
50
@WadaniAisha
Aisha Wadani
1 year
Qarashka qaar xildhibaanadda ha laga jaro oo raggaan hawshaan adag haya ha loogu kordhiyo. @TheVillaSomalia
@dhoorebbc
M.M. Dhoore
1 year
Kooxda #Alshabab ayaa soo wacay raadiyaha gacanta ee uu watay taliyahooda oo lagu dhaawacay nawaaxiga degmada Mahaday, taliye Saciid Fanax oo katirsan Ciidanka Qaranka ayaa la hadlay oo u sheegay in ninka ay raadinayaan dhaawac yahay meydkoodana banaanka waran yahay.
6
21
89
8
9
53
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Gaalkacyo waa hadashay.Hambalyo Qaali Cali Shire. Qof kasta oo matalaad dhab ah aay Galmudug ka weeydo sida Ubax Tahliil ayaa banaanka loo dhigaa.Jaaw.
Tweet media one
11
8
52
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
Sharaf sharaf loo geeyay. Maasha Allah. ❤️🇸🇴🇹🇷 ❤️
Tweet media one
4
4
51
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Xaasha! Muqdisho ingiriis miyaa dagan? Dad aan luuaddooda lagula hadleeyn see adeeg loo gaarsiyaa?
@AbdulkadirAfi
Abdulkadir “Afi”
3 years
Are you facing an emergency within Mogadishu city? Call 446 and Somali Red Crescent volunteers will imediately attend to you. You will receive first aid and transport services from the Somali Red Crescent first aid team.
Tweet media one
7
25
86
14
1
46
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
Ardayda ka qalin-jabisay Sannadkaan Dugsiga sare ee Cabdullahi Ciise ee magaalda Gaalkacyo ayaa booqday halka dhismaha wadada Gob ee Gaalkacyo iyo Hobyo isku xirta eey ka socoto waxeeyna ugu deeqaan ilaa 2 fuusto oo shidaal ah. Guuleeysta. Xigasho: Gaalkacyo Galmudug City.
Tweet media one
2
4
52
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Waxaa weeye markasta waa in caddaaladda loo hiiliyo.
Tweet media one
9
4
48
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@M_Farmaajo @BWallaceMP @TheVillaSomalia Mudane sida dadka Kale aad ola xaajooneeysid, kuwa Soomaalidaa oo walaahaa ah oo wadanka kula lehna ola xaajood. Waad u baahantahay kaligaa wax ma qaban kartid, yaan laguu bohola duman oo odayaaashaan cuqdada qaba oo qurbaha ka imaaday yeeysan dadka kugu dirin.
7
4
50
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
@musebiihi Coldoon xabsiga ka sii daah, markaas ummadda muslimkaa waad u gargaartay.
4
1
49
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Wali Waxaan dhexda oga jirnaa soo gudbinta taariikhaha dahabigaa ee Rabbi u naxariistee Gen Caydiid. Markaan Sheek Mustafe Xaaji Ismaaciil ayaa nooga sheekeynaya. Marka waxaa weeye ajanabi funds raadinayay been abuurkooda boos ogama banaana Taariikhii jananka.
8
10
48
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@profkagwanja Listen Kikuyi, while Mr Barre ruled with a dignity, pride and enjoyed a complete sovereignty of his nation, your neocolonialism government officials could not decide for their own country. We will all back up our President Farmaajo to put you back in your old barbaric lifestyle.
1
13
44
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@UNSomalia None of you has the legitimacy represent us, we don’t know why you got involved in this.
1
1
44
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Yaa salaam! Maamuus, sharfid iyo abaal-gudba waxaa soo gabagabeeyay Mujaahidiinta ONLF oo waxeey dhaheen “ @MohamedHRoble Waxaan kaa dugsannaa Imaam Axmed Gureey, SYL, intii u dhaxeesay iyo ONLF,waxaadna tahay wakiilka wadaniyiinta” Esh calaa maamuus!
11
17
48
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Challenge @M_Farmaajo car adna PhD samee. 😂
@sntvnews1
SNTV News
2 years
President @HassanSMohamud has on Tuesday completed his his PhD Program of Peace, Governance and Development at @PEACE University. “ We are thrilled to welcome you to our Alumni ranks! @HassanSMohamud ” the University said. #Somalia
Tweet media one
32
36
202
30
3
47
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
😂😂😂😂.
Tweet media one
17
4
47
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
@musebiihi @StateDept @AfricaMediaHub Laakiin adigoo Soomaaliya Hambalyo u diraya kuma arag maalinkii 1 da luuliyo. Valuega adiga iyo America aad wadaagtaan oo freedom-ka ah Waa kee soo adiga saqiirkii gabyay xireeysid?
15
1
44
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Hhhhhhh. Alxamdullilah! Reer gafuur-duub maanta Waa u niyad jab oo qaraxooddii waxba naga qaadi waayay. Forza Soomaaliya❤️🇸🇴❤️.
@SomaliEmir
⚔️🇸🇴🐪
3 years
Mogadishu Stadium, the largest stadium in the Horn of Africa 🇸🇴.
22
209
858
5
4
44
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@M_Farmaajo Runtii mudnaanta koowaad ammaanka Caasimadda lama siin dad ehel u ahna looma magacaabo. Taas badalkeeda waxaa lagu mashquulsanyahay sidii markale xilka loogu soo noqon lahaa.Xooggii iyo xeeladihii ammaanka muqdisho lagu sugi lahaana, maamul goboleedyada ayaa lagu kufsadaa.
9
8
43
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@KFosterFCDO @KhadarGulaid Little girl, you are wasting your energy, this extension has been supported by the majority of Somalis and it means noting to it wether your gov supports it or not. Stop fitting in and keep your boundaries,this is up to the Somali people.
7
2
43
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
(وَمَا يَعْلَمُ جُنُودَ رَبِّكَ إِلَّا هُوَ)
Tweet media one
5
7
43
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Soomaalida in qiimhii iyo tayadii ka tagtay waxaad ku dareemeeysaa waabaayadii iyo qarastii Deni uu xalay ka wareegay in dad u riyaaqayaan. Wax aan failayay maahan.
@zshirwac1
Zahra Shirwa
3 years
@RAbdiAnalyst It is loooong but, the best speech by a Somali politicians I have heard - in long while. President Deni brought all ‘the receipts. Encourage all y’all to watch this.
9
6
14
11
5
45
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
@NBerlangaEU We had no Alshabaab or terrorist attacks prior to the EU, U.S , Amisom and Gulf states involvement in our national affairs.
1
10
40
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
😂😂😂 Yaa salaam! Shalay Alshabaab ayeey cuneen maantana Imtixaankii ayeey u fariisteen.
@Anababdi16
AnabAbdi
2 years
Imtixaankii dugsiga sare oo ka bilowday BAXDO
Tweet media one
0
0
6
5
4
42
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Anigu wariye Igaarkaan oo kale ayaan u aqaan; ma ahan kuwa soo bandhiga waxa cadawga Soomaaliya rabaan in aay arkaan.
@MowliidHaji
Mowliid Haji Abdi
3 years
Huge preparation for upcoming Eid festival. Darusalam neighbourhood in #Mogadishu #Somalia
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
22
55
287
4
1
44
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
Cakku Faderaalka iyo 4.5 se Laandheerehaan oo kale ayeey ku mamnuucayaan inuu talada noo qabto.
3
5
39
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@AAbdishakur Waxaa markaas noo cad in adiga, Farmaajo iyo siyaasi kastaba Waxa ugu muhiimsan aay tahay kursiga; shacabka dan kama lihidiin. Maxaa idiin diiday in aad khilaafka meel iska dhigtaan una midoowdaan sidii Covid-19 wax looga qaban lahaa ileen dadkii aad beey u la’anayaane?
7
0
42
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@M_Farmaajo Maad Af-Soomaali ku tacsiyadeeysid?
21
0
43
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
I don’t understand why @HarunMaruf is NOT sharing this with the world. Thanks to @MowliidHaji , you have done your part.
@SomaliAthlete
SOMALI ATHLETE
2 years
SOMALIA U17 🇸🇴⚽️ ARE GOING AFCON 2023 BABYYYY 🔥🔥🔥🔥 @MowliidHaji
52
493
3K
4
6
42
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
Hay, xeey tahay qabka indhaha faraha laga galinaa? ⁦ @M_Farmaajo ⁩ ⁦ @MrDuqa
Tweet media one
21
5
41
@WadaniAisha
Aisha Wadani
3 years
@M_Farmaajo Thank you Mr president for acknowledging the hard -work of our healthcare professionals. Your words are inspring and you deserve every respect from us. You will have a very special place in our memory. Long life Somalia ❤️🇸🇴❤️.
2
1
39
@WadaniAisha
Aisha Wadani
4 years
Ictiraafkii oo galay in loo murugoodo bakhtigii gumeeystihii dadkeena iyo dalkeena baabi’iyay oo kala jarjaray. Jannadii Allaha geeyo halyeeyadii Diinteena, Dalkeena iyo dadkeena ayagoo difaacaa shahiiday.
Tweet media one
4
7
40
@WadaniAisha
Aisha Wadani
2 years
@M_Farmaajo @HassanSMohamud Mr President, we are really very proud,you did well, we will forever remember you. See you next election Inshaa Allah.Don’t pay attention to @Dibjir et al. The Somali people know your value.
1
1
39