Naciima Abwaan Qorane Profile Banner
Naciima Abwaan Qorane Profile
Naciima Abwaan Qorane

@NaciimaAbwaanQ

173,324
Followers
496
Following
977
Media
11,347
Statuses

Somali poet and activist. Advocate for unity, peace, human rights, and cultural identity. Founder and CEO of @NadiraTrust a non-governmental and nonprofit org

Miyi
Joined March 2016
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 months
Today, I had the honor of visiting His Excellency Garaad Jaamac Garaad Cali. We discussed the situation in Somalia at large. Garaad Jaamac, a respected and insightful leader, is passionately advocating for a united Somalia. His dedication to unity and progress is truly inspiring.
Tweet media one
89
62
670
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
I am who I am, I am what I am, I do what I do and I ain't never gonna do it any different. ... 🤷🏼‍♀️ #qabiyoqarannimo
Tweet media one
679
287
4K
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
6 years
They released me on May 7/2018!! Alhamdulilaaah. I want to thank each and everyone of you for your help, prayers, reaching out to different entities and make the plea of Naciima to go worldwide. Naciima Abwaan Qorane Hargeisa
Tweet media one
309
397
2K
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
1 year
Congratulations 🎉
@M_Farmaajo
Mohamed Farmaajo
1 year
Congratulations my brother #T ürkiye President-Elect @RTErdogan on your re-election victory. It’s a true testament to your great leadership. As such, I join billions world-wide who prayed for you & the people of Türkiye towards this success.
Tweet media one
1K
3K
28K
14
161
2K
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
Madaxweynaha jamhuuriyadda federalka Soomaaliya @M_Farmaajo waxa uu noqon doonaa madaxweynihii ugu horreeyay ee dib loogu doorto inuu dalka xukumo 4 sanno oo kale. Hadalkaas meel ku qorta jaallayaal.
Tweet media one
656
194
2K
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Ku Ciida Nabad, Nolol iyo naruuro.
Tweet media one
176
83
2K
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Guuli waa wali!
Tweet media one
172
61
1K
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Ilaa hadda unnukaa wadanna! #NabadIyoNolol
Tweet media one
218
62
1K
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Systemka dawladda in laga saaray Passportkaygi shakhsiga ahaa, aad baan uga xumahay. Inta maanku gaajaysan yahay guuli waa wali. Hadraawi
364
155
1K
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
“Be a strong woman. So your daughter will have a role model and your son will know what to look for in a woman when he is a man.”
Tweet media one
153
53
1K
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Waxaan la kulmay Prof Cabdiwahaab. Waxaan waydiiyay in uu Rooble maxkamad la tiigsanaayo iyo in uu cafiyay, wuxuuna si shaki la’aan ah iigu sheegay, in uu maxkamad la tiigsanaayo. Cabdiwahaab waa hanti ummaddeed oo qaaliya, in uu caddaalad helaana waa waajib. Garabkaaga naga eeg
Tweet media one
188
121
1K
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Facebook waad iga xidhi kartaan, laakiin aragtidayda ma xannibi kartaan. Iskuma beddeli doono Facebook iyo booto midna. Hadal iyo dhammaan, nin daar quraarada ku jiraa dadka ma tuuryeeyo e, goluhu waa inoo furan yahay bal keennii waddo la mariyo. #NabadIyoNolol
Tweet media one
326
112
1K
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
Wixii rag u kaco, Rabbina aqbalo, way rumoobaan. Hambalyo Aabbo! Waxaa dharaf ii ah, maanta in ay guushaadu timi, innaga oo aan ahayn inan iyo aabbaheed oo qudha, balse ah saxiibbo talo wadaag ah, kaftan wadaag ah, iskuna kalsoon oo wada shaqeeya.❤️🤗 #HadalYarIyoHowlBadan
Tweet media one
203
71
976
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
I have two rules. Rule #1 don’t trust anyone Rule #2 listen to rule #1 #qabiyoqarannimo
Tweet media one
55
45
918
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Jamaahiirta NN waxa ay go’aansadeen in ay guri u dhisaan hoggaamiyahooda MD Farmaajo maadama oo aanu guri iyo dhul midna waddanka ku lahayn. Dowladnimadu waa ammaano. #Qabiyoqarannimo
Tweet media one
150
94
921
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Khudbaddii caawa madaxweynuhu jeediyay waxay ahayd: Khudbad hogaamiye oo kooban, tayeysan, talaysan , tusalaysan oo waddaniyeysan! ❤️
Tweet media one
90
100
894
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Naaag 20 milyan oo Soomaaliya boqoraddooda ah oo ay ilaashadaan, mooryaanta baraha bulshadu waxba kama qaadi karto. #qabiyoqarannimo
232
90
891
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
Are you ready to contribute/donate monthly fee for the nation? I’M READY Dalka haloo koco. Gacan shisheeye dhaqaalihii ay nasiin jireen aan ka xorowno. Dal walba dadkiisa ayaa dhista. 🇸🇴❤️
192
118
858
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Ma jirto sharaf ka weyn inaan markhaati ka noqday oo aan goobjoog u ahaa guusha qarankeenna. Hambalyo qarankeenna. Guulo badan ayaan inoo rejaynayaa. #qabiyoqarannimo 🇸🇴❤️🎊
Tweet media one
108
65
860
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
6 years
7 bilood oo aan u dhexeeyay Xabsi iyo Cusbitaal, saaka ayaa aan si rasmi ah shaqdayda iyo noloshaydii caadiga ahayd ugu laabtay. Mahad iyo maamuusba waxa aan u jeedinayaa Dadkii Soomaaliyeed ee i garabtaagnaa habeen iyo maalinba. #Soomaalinimo
Tweet media one
138
68
858
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 months
@IranObserver0 Proud of you🇮🇷♥️
Tweet media one
24
144
854
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
5 months
Aabbo ❣️🫂
@MoIFARSomalia
Ministry of Interior, Federal Affairs & Rec
5 months
Senator Abwaan Qorane iyo Isu soobaxa Shacabka ee difaaca dhulka iyo Badda Soomaaliya.
37
96
423
111
98
833
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Dowladnimo, qab iyo haybad kamay dambayn MD Farmaajo. Waddankaygiyoow kuu welwelay meel laguu wado.
Tweet media one
Tweet media two
125
96
785
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Aniga oo markhaati ka ahaa Eritrea 🇪🇷 xay noo qabatay unnuka, haddana markaan daawaday Xasan oo la soo qarxiyay, waxaan is idhi: yaabkii waakan kaa dhammaadee maxaa xal ah, deed na waxaan go’aansaday inaan adhigayagii iska raacdo. Qarankii oo naag ah! 😀 #NabadIyoNolol
Tweet media one
202
52
745
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
6 years
Haddii aanan haysan lacag, waxa aannu haysannaa dad, dawladda yadu waxa ay soo gaddaa qalabka, annaguna waannu dhisnaa dhulkayaga; sida schoolska, Hospitals da, waddooyinka iyo wixii soo raaca. Dadka reer Kigali. #MaalmahaRwanda
Tweet media one
Tweet media two
100
131
746
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
4 months
Kusoo dhawoow Muqdisho mudane madaxweyne. Qaran duunku haybsado Ninka daadahayn kara.
Tweet media one
59
44
771
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Maanta waa 21 October. Jaalle Siyaad Barre Ilaahay ha u naxariisto. Madaxweynihii dunida baray awoodda Soomaalida, kana dhigay quwadda Afrika.
Tweet media one
155
104
690
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
Tweet media one
46
54
687
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Madaxweynihii qarankeenna ee booqashada rasmiga ah ugu maqnaa dalka Turkey ga ilaa hadda lama qaabilin, muddadii ay booqashadiisu ku eekayd na caawa ayay dhammaatay e, tolow ma dalxiis ayuu aaday? Dammujadiid 4ta sanno amay dalxiis kaga dhammaadaan!
Tweet media one
212
70
676
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Aqalka cad ee looga taliyo qaranka Soomaali Galbeed weeye goobtani. (Buurta) Brother Aby iyo Brother Mustafe ayaan salaam sharaf ugu tagay!
Tweet media one
111
44
669
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
6 years
Marka dadkaagu ay reero u dagaalamayaan, halka dunidii kale ay qaranimo iyo isku duubni meel ku gaadheen. #NaciimaAbwaanQorane
82
98
671
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Mahad, milgo, sharaf iyo maamuus ba waxaa iska leh MD @M_Farmaajo waayo ciidankii uu qarankeenna u dhisay, ee waliba cayda iyo buuqa joogtada ah dartood loogu gaystay waakaa @HassanSMohamud soo booqday. Fadlan ciidanka qaranka iyo Ummadda Soomaaliyeed ba raalligeli madaxweyne.
Tweet media one
Tweet media two
84
91
652
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Alla tollaayeey, geeridani xanuun badanaa 😭 waayadaaa geeri iiga xanuun badan ma arkin. ilaahay ha u naxariisto Taliye Farxaan Qaroole. 😭
Tweet media one
139
66
654
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
5 years
Sannad guurada 26 ka june. Inkasta oo aanay qiimayn reer SL kii maalintaas xornimada helay, hadda na maalintani waa mid qalbiyada ummadd Soomaaliyeed ku weyn, tahayna in carruurteenna la baro lana wayneeyo. Wax kasta oo dhexdeenna yaalla waxa ka weyn waxaan wadaagno. Hambalyo❤️
Tweet media one
64
52
660
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Ciid wanaagsan dhammaan ummada Soomaaliyeed. Ku ciida farxad, caafimaad, bashbash iyo barwaaqo.
Tweet media one
158
31
655
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
6 years
Gabayada ayaan ku maqli jiray ceelka Bullaale, maanta ayaan se cagahayga ku tagay. Waxyaaba cajiibka ah waxaa ka mid ah iyada oo roob kii da’ay, dhanka kalena webigii ka maraayo haddana geelu ceelka ayuun buu rabaa waayo biyaha ceelku waa kuwo ka duwan biyaha kale. #DhulkaHooyo
88
115
639
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
mission accomplished! 😊
Tweet media one
59
19
601
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Imagine if 1M Somalis contribute just $100 to the government fund , the government would make 100M a month . That’s just 1.2B a year! That’s not even the triple amount of the current budget. Let’s hope we can make this happen. Haddaan isku tashanno waynu ka maarmi karnaa IC ga.
135
91
604
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Guddoomiye ku xigeenka 1 aad ee baarlamaanka 11 aad Fahad yaasiin ayaa noqon doona insha Allaaah. Meel ku qorta.
Tweet media one
149
72
593
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Hooyonimo!❤️❤️❤️
Tweet media one
17
27
586
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 months
Xabiibal malaayiinka oo dhulka udugga jooga. Soomaalinimo. ❤️
Tweet media one
57
45
592
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
Madaxweyne Farmaajo oo madaxweyne noqda 4 sanno oo kale ayaa inoo ballan ah. NABADA IYO NOLOL 💙
Tweet media one
97
58
565
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
MD @M_Farmaajo mahadsanid. Madaxweyne dalkiisa iyo dadkiisa ugu adeegay daacadnimo ayaad ahayd. Waan hubaa in qaranku kutabay. Abaalkaagu waa lama illaabaan. #ThankYouFarmaajo
Tweet media one
37
81
566
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
1 year
- Gumaystaha dirayska leh raggii duhur ku geeraaray - Inta dirac Taleex iyo ku sugan Laaska dacalkiisa - Gobonimo Darwiish baa leh iyo duuda reer boqor. Qalasad ubax la sugaysa Qalasyada guusha soo hooyay.
Tweet media one
61
45
582
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
1 year
LAASCAANOOD. Tariikh ayaa qormaysa. Guulaysta.
Tweet media one
90
89
568
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Tweet media one
27
30
555
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
5 years
Noloshii bari samaad iyo dalkeenna. Ilaahayoow noosoo celi. 😢
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
65
98
567
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
9 months
Maanta, waxaan la kulmay @hooyoanisa oo aannu muddo dheer hawada iska naqaannay. Aniisa waa aqoon yahanad Soomaaliyeed oo dal iyo dad jecel. Araggaagu waa ii abshir. Soo dhawoow gacaliso. ❣️🫂
Tweet media one
66
35
571
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Gobonimadu waa shay asliya iibse lagu waa.
56
45
556
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Maamooyinkii inta lacagta lasiiyo iska oohin jiray, ee xeryaha qaxoontiga lagasoo kiraysan jiray iyo kuwii rumaysan jiray iyagu war malaha, laakiin kuwii ficilka noocaas ah ku kici jiray in ay ummada ku ceeboobeen ma is ogyihiin? Kollay ceebtu idin ma karto, nasiibkiin.
Tweet media one
135
57
547
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
1 year
Caqliga SNM waaka yidhi aynu madaafiic wax ku xukunno!! Waar adduunka cid xoog ku haysan karta cidkale ma jirto e, runta usoo laabta. Cod dheer waxaan ku leeyahay, Laascaanood, taladeeda waxaa iska leh reer SSC. Dadka dhulkooda uga soo baxa fadlan.
101
98
557
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
Anigu Waxaan dhashay S/land oo gooni isu taagtay, Calanka S/land ayaan ku hoos dhashay, koritaankaygiina s/galbeed iyo s/land ayaan u dhexeeyay, nolosha dumuquraaddiyada ah ee nabadda ah een ku koray waxaan ka dhex arkay inaan raadiyo wax ka balaadhan waxaan haysto. #Soomaalinimo
113
44
538
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Jamaahiirta NN waxa ay dadka kale kaga duwan yihiin, waa ku ilaashanayaan sidii oo aad la dhalatay. Ku waara nabad iyo nolol. #qabiyoqarannimo
83
49
543
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Dharaaraha xorriyadda! Inkasta oo aanay qalbiyadeennu weli ka xoroobin gumaysiga cad iyo kan madow midna, haddana maalmahan ku suntan in saancaddaalihii dalkeenna ay awoowyadeen ka xoreeyeen, xuskoodu waa waajib. Sannad guuro wacan dadkaygoow. 🇸🇴 ❤️
Tweet media one
50
57
536
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
Sida Madaxweyne Farmaajo loogu goobanayo haddii Alshabaab loogu gooban lahaa, maantaba dal nabad ah ayaan ku noolaan lahayn. #SoomaalidaMaanta
105
69
528
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
5 months
From Harar to Sea belongs to Somalia. #NotAnInch
38
106
531
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
5 months
Caawa iyo Doha, Qatar 🇶🇦 Dal iyo dad wada jira ayaa innoo ballan ah. #qabiyoqarannimo
Tweet media one
34
46
521
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Hoggaamiyaha jamaahiirta NN @M_Farmaajo ❤️🙏
Tweet media one
27
49
512
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
5 months
Lafti nagaa hannoo dhiibin!😀
39
72
508
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
4 months
Hadal yar iyo howl badan.
Tweet media one
38
29
509
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Madaxweyne Farmaajo: “Soomaaliya waxa ay u baahan tahay madaxweyne aamina, oo la aamini karo” Maka mid tahay dadka la dhacsan aaminaadda madaxweynaha qaranka. #MarkaleFarmaajo #NabadIyoNolol
Tweet media one
82
52
496
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
Soomaalinimadii oo rag ah. 😊
Tweet media one
32
47
490
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Waxaa bilaabmatay ururinta lacagta guriga loogu dhisaayo MD Mohamed Abdullahi Farmaajo. Jamaahiirta NN intooda lacagta bixinaysa mooyee, kuwa aan awoodin inay ka qayb qaataan dhaqaale bixinta, waxa ay diyaar u yihiin in ay shammiitada qasaan. 💪 #qabiyoqarannimo #NabadIyoNolol
Tweet media one
107
64
496
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
1 year
Doonista shacabka reer Sool waa muqaddas!
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
42
69
492
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
1 year
Soonqaad barakaysan jaallayaal. Ilaahay bishan teeda kale ha innagu gaadhsiiyo nabad iyo caafimaad. Ilaahay waxaan ka baryaa dalkeenna in uu nabad innooga dhigo, dadkeennana dhexdooda ka dhaliyo isjacayl walaalnimo, midnimo iyo Soomaalinimo.
Tweet media one
58
36
502
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Ciidanku aniga qiimo gooniya ayay ii leeyihiin. Intii aan Muqdisho joogay maalin iyo habeen si gooniya ayay ii ilaalin jireen, waligayna jid igamay celin. Waxaan xasuustaa, marka ay i arkaan xataa ID imay waydiin jirin. Naciima qofkay tahay baa aqoonsiya ayay igu odhan jireen.
84
31
486
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
6 years
My father was diagnosed with cancer. He had a MRI scan at 2:00 in the afternoon, and it clearly showed a tumor on his prostate gland, later that day he had a biopsy on his prostate. We're waiting for the results of my Dad's prostate biopsy. .  Please pray for my dad.
Tweet media one
265
99
466
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
#NN intii aanay talada dalka qaban Soomaaliya waxaa ka jiri jiray reero laandheer ah, hadda se, reero laandheere ahi ma jiraan e, waxaa jira shaqsiyaad laandheere ah. Fahad Yaasiin waa shaqsiga ugu laandheeraysan Soomaaliya maanta, waataa sababta looga masayro. #Khaliifkaqaranka
Tweet media one
144
57
474
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Khaliifka qaranka Fahad Yaasiin waraysigiisu waxa uu kusoo beegmayaa xilli loo baahnaa. Raganimo.💪❤️
Tweet media one
51
49
467
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
Hambalyo taliye Fahad Yaasiin, Ilaahay hakugu asturo xilka laguu dhiibay. Khaliifka qaranka madaxa ayaad noo saaran tahay. #NABADIYONOLOL ❤️💪
Tweet media one
174
45
473
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
Waxyaabaha aan madaxweyne Farmaajo ku jeclahay waxaa ka mid ah, shisheeyaha uma aha kaboqaad. Inta uu xilka hayay, waligay kama welwelin inuu dano shisheeye u adeegayo ama sharafta iyo qarannimada Soomaaliya uu dan shaqsiya dhaafsanayo. Gobonimo ku noolow madaxweyne. 🇸🇴❤️
Tweet media one
67
66
470
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
1 year
Tweet media one
66
25
469
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
“Farmaajo weligii ma siyaadayn arrimaha maaliyadda” Xasan Shire Abgaal ayaa sidaas ka yidhi twitter space ka hadda.
Tweet media one
46
70
458
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 months
Garoowe waa guri gobeed! ❤️
Tweet media one
28
23
471
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Fahad Yaasiin taliye dalkiisa iyo dadkiisa u daacad ah ayuu ahaa. 3 bilood ma dhamma inta uu xilka kasii maqnaa, waxaa se la moodaa inuu 30 sanno ka maqan yahay. #qabiyoqarannimo
Tweet media one
79
62
454
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
6 years
For the past 7 months I was between jail and hospitals. Today was the first back to work and my regular life. It feels like I am starting a brand new chapter. I just want to express my gratitude to my people.I have up most respect for the Somali public who stood by me.😍🙏
Tweet media one
46
54
455
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Madaxweyne qaran, oo booqasho rasmi ah dalkale ku tagay, balse aan warbaahintii qarankiisa wadan waxa uu doonay yaa inoo sheegi kara? Muxuu warbaahinta u reebay ma qaadhaan ayuu doontay? Mise dalxiis ayuu aaday? #HSM100Daysfailure
143
62
452
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Dadkeennu gumaysi jecelaa!! Ingiriis meesha aannu ku heshiinnay iyo xilliga aan tolka noqonnay garan maayo anigu. Sayid Maxamed AHUN haddii uu inna maqlaayo wuu inna habaari lahaa runtii.
Tweet media one
66
58
432
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Hassan Sheikh horta ma dhagaystay weli AHUN jaalle Siyaad. Qof baahani in aanu gob ahayn cod dheer ugu sheega fadlan.
79
93
433
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
5 months
Ma jiro dhul dambe oo ay Ethiopia qaadan doonto. Ballanteennu waa in aynu soo ceshanno maalin aan dheerayn dhulka innaga maqan ee ay Ethiopia haysato. #NotAnInch
45
70
455
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
1 year
Nairobi waxaan kula kulmay Prof Cabdiwahaab oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo gob ah iyo Amb Awliyo oo ah Amb, qoraa iyo halabuur Soomaaliyeed oo sharfan. Nolosha waxaan ka bartay, hantida ugu qiimaha badan ee qof yeesho inay tahay dadka. “Dadku waa hantiye baro. @AbdiwahabSheik7
Tweet media one
84
41
445
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
The brain behind the great somali army is farmaajo. Qofkii ku farxaaya iyo kii ka naxaayaba.
Tweet media one
55
52
438
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Qaar baa lahaa, meeshu Villa Somalia miyaa? Markasta halka uu ku sugan yahay ayaa Villadii qaranka ah. Hoggaamiyaha Jamaahiirta NN Mohamed Abdullahi Farmaajo 🙏
Tweet media one
52
33
427
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Qaran duunku haybsado Qofka daadahayn kara Danaheenna gaar ka ah Dar allee matali kara Doorta waa Farmaajee. #NabadIyoNolol #Farmaajo4moreyears
Tweet media one
75
40
431
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Libaax haddaad maqasho waa ninkan.💪❤️
Tweet media one
54
28
439
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
5 years
Dadka aaminsan in aanay Soomaali dan u ahayn in ay kala tagno, agtayda qiimo dheeraada ayay ka leeyihiin. Inkasta oo ay dadka qaar u arkaan riyo aan rumoobi karin, anigu aad baan u aamisanahay in ay rumoobi doonto ama ha dheeraato ama ha dhawaato e. #Soomaaliweyn ❤️
90
42
428
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Haddii Soomaalida lala rabo midnimo, horumar iyo dowladnimo, waa in caasimadda laga raro Muqdisho, loona raro meel noqon karta caasimad Soomaaliyeed oo ummada Soomaaliyeed ay ku dareemayaan wada lahaansho iyo sinnaan.
207
57
417
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
6 years
Halkaan dhinaca saaraba anay tahay dhulkaygii. . .wax kasta oo kaa maqani, waa uu kaaga jacayl iyo xiiso badan yahay waxaad haysato. Waataa sababta qof kasoo halkan yimaaddaa uu u dareemo lahaansho dheeraada. #BuurtaKaaraamardha . #GobolkaFaafan #DhulkaSoomaaligalbeed .
Tweet media one
Tweet media two
50
45
418
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Madoone iyo Deni markii ay weerarka joogtada ah ku hayeen Farmaajo, kuwo kabaha u qaadi jiray Deni iyo Madoone, kuna farxi jiray ayaan arkayaa oo leh, Puntland waa inay ilaalisaa nidaamka federaalka ah ee la qaatay! Yaa is gaadhay weli. Afeef hore ama adkaysi dambe mid uun yeesha
55
60
420
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
1 year
Daraawiish, shalay iyo maantaba halgan xornimo iyo qarannimo doon ah ayay naftooda u hureen. “Gobonimadu waa shay asliya iibse lagu waa!”
Tweet media one
54
57
431
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
6 years
Idinka oo arkaaya in ay daris idinla yihiin 96m oo Itobiyan ah, oo aanay Qoomiyad, Af, Diin iyo dhaqantoona midayn, misna isku duuban oo is jecel, maxaa keenay in Soomaali oo 13m wax ka yar lagu qiyaaso hadana intaa ay Itobiyan ku kala duwan yihin midayso inay is dabar jaraan? 😭
67
97
418
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
1 year
Hoggaamiyaha ruuxiga ah Mudane Farmaajo markii Dammujadiid ogaatay in aanay ka maarmin taladiisa, waa kaa Hassan dalka Qadar ugu tagay!! Hassan Imaaraad iyo Masar taladoodii waa ku qasaaray, mase qiranayo.
Tweet media one
72
33
427
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
29 diyaaradood oo sida qaad ayaa waddanka hal maalin soo galaya! Yaab!
Tweet media one
125
55
419
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Maadama Hassan Sheikh maalin murugo u tahay, guuldarradii Odinga darteed, hoggaamiyaha ruuxiga ah MD @M_Farmaajo ayaa Soomaaliya matala, hambalyadiina isagaa diray. Joogsi!!
Tweet media one
38
46
412
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 months
Taliyaha labada aag!
Tweet media one
86
43
426
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
Laascaanood wixii ka dhacay maanta waa gunnimo tii ugu xumayd! Ma jiro qof Soomaali ah oo marti ka noqon kara deegaan Soomaaliyeed e, bulshada walaalaha ah yaan colaad dhexdooda laga abuurin.
73
69
412
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
5 years
Xeebta Liido.
36
23
405
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
2 years
Xildhibaan Fahad, waa xildhibaan dooran. Dhaarinta xildhibaannimadiisa waxaa markhaati ka ahaan doona qof kasta oo aan rabin guushiisa iyo kan rabay inuu Guulaysto. guddoomiye ku xigeenka kowbaad ayuu u noqon doonaa qof kasta oo mucaarad ku ahaa ama muxaafad u ahaa Insha Allaah.
Tweet media one
81
45
411
@NaciimaAbwaanQ
Naciima Abwaan Qorane
3 years
Sawir kastaa waxa uu xambaarsan yahay qiso. 😊
Tweet media one
31
28
402