NISA Profile Banner
NISA Profile
NISA

@HSNQ_NISA

179,146
Followers
0
Following
148
Media
621
Statuses

Official Twitter account of National Intelligence & Security Agency (NISA) of Somalia.

Mogadishu, Somalia
Joined May 2015
Don't wanna be here? Send us removal request.
@HSNQ_NISA
NISA
17 days
@HSNQ_NISA oo gacanta kusoo dhigtay xubno u hoggaansamay Baadda Khawaarijta ayaa markale ka digtay la macaamilka argagixisada
Tweet media one
34
16
121
@HSNQ_NISA
NISA
2 months
Taliyaha cusub ee @HSNQ_NISA Mudane Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa maanta xilka si rasmi ah ugala wareegay Taliyhii hore @mahadsalad kaddib munaasabad uu kasoo qeyb galay Madaxweynaha JFS Dr @HassanSMohamud taas oo ka dhacday Taliska guud ee Hay’adda.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
34
47
341
@HSNQ_NISA
NISA
2 months
Hambalyo & Mahadcelin
Tweet media one
124
88
842
@HSNQ_NISA
NISA
3 months
Following extensive investigation, security forces successfully captured the network responsible for the SYL Hotel terrorist attack, arresting 16 suspects including the mastermind Abdinasir Dahir Nur. Justice will be served in court for all involved.
39
40
260
@HSNQ_NISA
NISA
3 months
Waa kaalintaada markan fadlan haddii aad hayso xog ku saabsan Khawaarijtan, nagala soo xariir, 199 ama 0770747474/0620545454 iyo Email: garmaqal @nisa .gov.so
12
32
208
@HSNQ_NISA
NISA
3 months
NISA waxa ay ku raadjoogtaa dhagar-qabayaashaan, fadlan haddii aad xog ka hayso nagala soo xariir, 199 ama 0770747474/0620545454 iyo Email: garmaqal @nisa .gov.so
Tweet media one
27
53
278
@HSNQ_NISA
NISA
3 months
This video clip shows a successful operation carried out by NISA, in collaboration with International Security Partners, to target and destroy Alshabab terrorists.
@sntvnews1
SNTV News
3 months
The State Media, @sntvnews1 , @RadioMuqdisho and @SONNALIVE released the second episode of planned operations targeting #Alshabab terrorists. The terrorists suffered a huge loss in this air and ground offensive.
11
60
274
23
42
226
@HSNQ_NISA
NISA
4 months
This video shows how NISA is committed to eliminating terrorists with the support of international security partners. Based on prior intelligence and surveillance, air and ground offensives targeted terrorists, resulting in the killing of scores and the destruction of bases.
53
69
531
@HSNQ_NISA
NISA
4 months
Ciidanka @HSNQ_NISA oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa burburiyay fariisin ay Khawaarijtu isku aruursanayeen oo ku taala deegaanka Biya-neef ee galbeedka Buula-burde, halkaas oo khasaare xoog leh uu ku gaaray Khawaarijta
33
23
223
@HSNQ_NISA
NISA
4 months
Ciidanka @HSNQ_NISA ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane Sayid Cali Macalin Daa’uud oo loo heysto dilka Xaaskiisii Luul Cabdicasiis, eedeysanaha oo ay ciidanka NISA ku raad joogeen ayaa laga soo qabtay deegaanka Gabdaale oo hoos taga magaalada Hobyo.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
113
89
632
@HSNQ_NISA
NISA
5 months
@HSNQ_NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Horjooge Muxudiin Daqare oo muddo lagu raad joogay xilli uu ku dhuumaaleysanayay #Muqdishu . Horjoogahan sare ayaa ka soo hawlgalay goballada Mudug, Galgaduud Baay iyo Sh/Hoose, haddana wuxuu ka mid ahaa gacan yarayaasha Horjooge Axmed Diiriye
Tweet media one
16
12
152
@HSNQ_NISA
NISA
5 months
Hawlgal ay iska kaashadeen @HSNQ_NISA , Ciidanka Xoogga Dalka iyo Saaxiibada caalamka oo laga fuliyay deegaannada Jacar iyo Garab la’ ee gobalka Galgaduud ayaa lagu burburiyay labo xarun oo ahaa kaydka hubka iyo gaadiidka Khawaarijta.
33
24
216
@HSNQ_NISA
NISA
5 months
@HSNQ_NISA oo dalka iyo dibaddiisa ka xirtay Website-yadii ugu faca-weynaa ee Khawaarijtu u adeegsan jirtay marin habaabinta
Tweet media one
Tweet media two
26
25
146
@HSNQ_NISA
NISA
5 months
Hawlgal ay iska kaashadeen @HSNQ_NISA iyo Saaxiibada caalamka oo laga fuliyay deegaanka Buq-aqable ee Gobalka Hiiraan ayaa lagu soo afjaray nolosha 6 horjooge oo muddo dheer ku hawlanaa uruurinta Baadda shacabka Soomaaliyeed
Tweet media one
Tweet media two
30
35
260
@HSNQ_NISA
NISA
5 months
@HSNQ_NISA ayaa dhaqdhaqaaqa dhinaca internet-ka ka xayirtay 20 Group oo ay Khawaarijtu u isticmaali jirtay baadda iyo cabsi gelinta shacabka Soomaaliyeed iyo lambarro gaaraya 2,500 oo xubno ka ahaa group-yadaas.
Tweet media one
Tweet media two
20
23
132
@HSNQ_NISA
NISA
5 months
Hawlgal ay iska kaashadeen @HSNQ_NISA iyo Saaxiibada Caalamka ayaa lagu burburiyay Xarunta kaydka Gaadiidka iyo Hubka Khawaarijta ee Buq-aqable, waxaana jira Khasaaro badan oo la gaarsiiyay cadowga.
32
20
202
@HSNQ_NISA
NISA
5 months
@HSNQ_NISA iyo Saaxiibada Caalamiga ah ayaa hawlgal ay ka fuliyeen Galhareeri ku dilay 37 xubnood oo ka tirsanaa Khawaarijta, waxaa sidoo kale hawlgalka lagu burburiyay Xarumo iyo Gaadiid ay la haayeen.
9
12
100
@HSNQ_NISA
NISA
5 months
@HSNQ_NISA iyo Saaxiibada Caalamiga ah oo degmada Galhareeri ka fuliyay hawlgal lagu dilay 30 xubnood oo isugu jiray Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta
Tweet media one
Tweet media two
16
22
134
@HSNQ_NISA
NISA
5 months
Ciidanka @HSNQ_NISA oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa maleeshiyaad Khawaarij ah ku laayay howlgal lagu burburiyay xarumo Khawaarijta ku lahaayeen degmada Galhareeri
34
20
212
@HSNQ_NISA
NISA
5 months
Ciidanka @HSNQ_NISA oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa todobo xubnood oo isugu jira Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad Khawaarij ah ku dilay howlgal ka dhacay deegaanka Fidow ee G/Sh/Dhexe, 19-kii bishaan.
40
17
238