Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠 Profile Banner
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠 Profile
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠

@Abdulahi_Irro

2,892
Followers
406
Following
477
Media
2,398
Statuses

A Nomad| | Somaliland Affairs| |Political activist| | A believer in social justice | |Son of SNM| #HOA #Geopolitics #Intelligence |Pure Somali| #13thNov2024 🧡🗳

🇬🇧🇸🇪 & Somaliland,Oodweyne
Joined August 2019
Don't wanna be here? Send us removal request.
Pinned Tweet
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
2 months
"Ninkii waddadaa dheer wanaag ku marow, Wadaamago bu wadkaa yaala". Halgamaa Doolaal 1988. A delegation from the largest political party in Somaliland #WADDANI party, led by the renowned and celebrated Mujahid Colonel #Dolaal , recently paid a visit to the Civil Defense unit near…
6
24
70
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
"Labadii reer ee Sayidku ku bilaabay Daraawiishta waxay ahaayeen Habar-Jeclo & Habar-Yoonis" Sababta ay reerihii asaasay ku naceen waa in ay arkeen in aanay ku bannaanayn ujeedkii ay ku raaceen ee ahaa diin, gaalo la dirir & Somalinimo, beddelkeda ay noqotay argagixiso dadqalato
33
30
113
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
#BreakingNews : Notification of Visa Denial for President @musebiihi . Xogaha isa soo taraya ee dadweynaha reer Somaliland isla dhex marayaan ayaa sheegaya in dowladda koonfur-Africa aay u diiday dal-ku galkeeda madaxweynaha wakhtigiisu dhamaaday ee Biixi, iyadoo sababta aay ku…
Tweet media one
42
48
102
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
19 days
📍Xuddun, Sool region of the Republic of #Somaliland . Waa maanta iyo caleemo saarka Suldaan Sharmake Suldaan Abdirahman Riiwaaye oo noqonaya Suldaanka deegamada woqooyiga iyo in ka mid ah galbeedka Sool ee Jamhuriyadda Somaliland. Hambalyo iyo duco ayaan u dirayaa Suldaanka.…
15
32
92
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
6 APRIL 1981: Sannadguuradii 42aad ee Aasaaska Ururka Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed (SNM). Halgankii SNM, 42 sanno kaddib, ma dhalay nabadgalyo, dimuqraadiyad, iyo wada noolaansho? Illaahay ha u naxaristo dhamaan halgamayaashii uu halgamay in umaadoodu ku noolaato…
Tweet media one
17
35
86
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Markii uu Ataash ka baxay ururradii iyo siyaasaddiiba dagaal hoosaasaad baa ku bilaabmay. Laba guri ayuu ku lahaa Hargaysa. Mid Masallaha ku yaalla midna Shacabka. Labada guri waxa kala degenaa safaaradda Taywaan iyo tan Imaaraadka. Mid wuxuu ku kiraysnaa $11,000 ka kalena…
Tweet media one
36
21
78
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
5 months
Xurmadle Suldaan Maxamuud Mire Guuleed wuxuu fashiliyay shirqoolka #beeshiisa uu la rabo nidaamka @musebiihi ee wakhtigiisu dhammaaday. Wuxuu qeexay saddex ujeeddo oo laga leeyahay colaadda #Qabiil ee bariga. #Togdheer waxaay doonaysa #Nabad , nolol, adeeg dowladeed iyo…
22
25
69
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
In kasta oo wanaaggii dawladda JSL ay dadkeeda reer Laas-caanood is lahayd ha tashadaan wax badani ugu soo dhuunteen, balse sifayntoodii ayaa imika socota. Sarree calanyahow dushaa sare 💪
9
15
63
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Ilaahay ba ina dilayee, Harti wa is raacay! Waxaa ka muuqata jacayl dhexdooda ah, haybad, midnimo....! Regimka daalimka ah ee @musebiihi ayaa mideeyay oo way ku daayeen ee S/Land ciddi u danneynaysa haka shaqeyso sidii looga badbaadin lahaa daalimka intaa soo hadhay! "Dib u…
18
9
64
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
3 months
#BREAKING_NEWS 🚨🚨🚨 Maanta waxaa xisbiga #WADDANI ku soo biiray aqlabiyadda golaha deegaanka Gabiley + 2 xildhibaan oo golaha wakiilada ah, dhalinyaro, aqoonyahan, abwaaniin iyo waxgarad kale. Kuwaas oo ah foolaadka iyo haldoorka deegaanada galbeedka Hargeysa iyo degmada…
13
25
62
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
SPACE 🗣️ Guest Speakers: Mohamed Haji Yuusuf Waabeeye/Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Waddani & Abdilahi Osman Geeljire/ Xoghayaha abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga waddani. TOPIC: Somaliland current Affairs, Waddani point of view. ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~ DATE: Saturday…
Tweet media one
10
21
60
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
11 days
Suxufiga cabqariga ah ee Abdisalaam Ibrahim #Hereri iyo marwadiisa qaaliga ah ee Asli Jaama oo u dabaaldegaya arooska wiilkooda currad. Waxay qaateen derejada Soddog & Soddoh...Masha Allah.
4
9
57
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
3 months
Inabtiday Mona Lander @Slactivistforev , caawa way kala xidhatay golihii "Dhaxal-talyaani/Hawidaar" 😂. Ahn abwaan Hadraawi, hablihii uu sheegay ee uu tixdan hoose ku sifeeyay ayaay kow ka tahay. "Hablo weerar geli kara - Hablo geela dhicin kara Hablo geesi dili kara -…
Tweet media one
10
11
54
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
6 months
The founders of #Dervish movement. Haajji Suudi ( Habar Jeclo) Abdillahi shixiri (Habar jeclo) Ibraahim boqool ( Habar Jeclo) Nuur dheere ( Habar Yoonis)
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
"Labadii reer ee Sayidku ku bilaabay Daraawiishta waxay ahaayeen Habar-Jeclo & Habar-Yoonis" Sababta ay reerihii asaasay ku naceen waa in ay arkeen in aanay ku bannaanayn ujeedkii ay ku raaceen ee ahaa diin, gaalo la dirir & Somalinimo, beddelkeda ay noqotay argagixiso dadqalato
33
30
113
12
17
49
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Abdulahi Yuusuf oo ka qayliyay madaxweynihii 3 aad ee JSL Daahir Riyaale Kaahin. Abdulahi luuqad qabyaaladeysan ayuu ku weeraray Dahir Riyaale iyo deegaankiisaba xilligaa.
14
10
47
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Xukunka iyo talada @musebiihi ee dhalay waaqaca maanta Somaliland ku sugan tahay, waxaa ka sii daran in Mogadishu iyo dowladda federaalka Soomaaliya u talinayso oo ergo u soo direen maanta Hargeisa! Sida ku cad statement kii ka soo baxay @AsstSecStateAF ee ahaa: "We support the…
16
18
41
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Brigadier general Abdi Ahmed Tiir kuwii wiil hooga afka ku habaarayow wuxuu idin yidhi: "Beeneey wa run"
7
12
46
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
7 months
New song for the candidate of #Waddani party, the largest political party in #Somaliland . "Taladda Cirro qabo, adaa u qalmee Shacabkii quustey baa qoslayee". 🧡🧡🧡👌👏👏📣
3
20
44
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Soo dhaweyntii maanta ee gudoomiyaha guud ee golaha dhaqanka beel weynta Garxajis Suldaan Ahmed Osman Cadegude ahna Suldaanka wax laga waydiiyo min Maydh Laasasurad (Sanaag) illaa Awaare. Somaliland in annaga nalooga cararo mooyee iga walla inaanan cidna uga cararayn. 💪😁🧡…
11
16
44
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
9 months
I want to thank Dr AQ ( @WajaaleMan ) for opening the space tonight & bringing together people an array of people from wide range of different viewpoints in Somaliland to come together and discuss the current crisis present in the country. The vast majority of people in the space…
Tweet media one
9
12
45
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
4 months
Hambalyo weyn ayaan u dirayaa Suldaan Cabdisamed Suldaan Maxammed Xasan oo aan adeer u ahay, aabihii ilmo abti ruma ahayn, Ilaahay ha u naxariistee...Amiin. Xafladda caleemo saarkiisu waxay hadda ka socotaa magaalada #Berbera . Suldaanku wuxuu ka soo jeeda qoys culimo, aabihii…
7
15
42
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
9 months
To whom it may concern,    We are writing to bring your attention to a highly alarming and worrisome development involving members of the Somaliland security services and the President's Son. These allegations include the use of abduction, coercion, bribery, and intimidation of…
5
18
39
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
@live_snm Everyone sees that it is Lascanood. You're just embarrassing yourself 😂
1
1
38
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
3 months
The #WADDANI Party, led by candidate Dr. @Abdirahmanirro and Chairman @HersiAHassan recently organised a luncheon to honor distinguished individuals, including poets, intellectuals, members of parliaments, and other notable figures from the Western side of #Hargeisa Attendees…
14
14
41
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
2 sacadood oo aan dhaqeysaanayay khudbada Muuse, haba yaraate wax rejo ah oo maanta wixii ka dambeeya igu laabani ma jirto. Iyadoo aynu ognahay xukunkiisu duruufta u dalka geliyay, waba ninka taagan dorashada ururada ayaan qabsanaya oo leh "Musharax mucaarad ah maba jiraan ee…
Tweet media one
37
7
37
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
9 months
Illaahay swt ha u naxariisto #shuhadaadii ku naf weyday xasuuqii qorshaysnaa ee regimka @musebiihi iyo sirdoonkiisa Leexsani ugu geysteen shacabkii sida selmiga ah dareenkooda cabiraayay #11_Aug2022 .  Dilkii shicibka ee August 11, foolxumo mooyee faaiido lagama helin. Ilaa…
6
18
39
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
8 months
“Waxaanu qaadanay go’aankii #Garxajis oo Buurtii waanu kasoo degnay dhamaan hadhaagii ku hadhay” Jabhada #Gacan_Libaax . Waa Ilaahay mahadii in ay si buuxda uu soo dhamaatay hawsha Gacan Libaax. Waxaana mahadda iska leh guddigii iyo Salaadiintii aan ka nasan ee uu hogaaminaayay…
1
13
39
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Degmada Oodweyne, Daadmadheedh region #Somaliland ♥️🤍💚.
5
8
37
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
“Ha u noqon codbaahiye, caddow aanad garanayn, "Weligaa canaantiyo iska daa colaado, cuyub waxaad u Aragtana adigoo ka caban kara, ha ka dhigin cir soo dumay" ❤🤍💚 Midhihii adeerkay Cabdilaahi Saleebaan Bidde 😎😉
4
9
39
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
9 months
" Muuse Biixi xilka iska wareeji haddi kale dalka inta soo haadhay dagaal sokeeya qarxaya" " Xogaha aanu hayno #Faysal #Bootan waxaa shirqoolay Muuse" Boqor Osman #Buurmadow .
6
21
37
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
4 months
Muwaadin reer #Somaliland ah oo faaleeyay, dhinacyo kala duwanna ka istaagay heshiiska is-afgarad ee @musebiihi & @AbiyAhmedAli . Maxay kula tahay?.
8
13
37
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
"Umaad waliba Mahdi bay leedaheye, inta Somaliland mahdigeedu imanayo waynu iska samraynaa" #Guruuje . Ilaahay swt cimrada haka aqbalo mudane Madaxweyne... 🙏🧡🧡🧡
Tweet media one
Tweet media two
12
5
35
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
11 months
Dhalinyarada gobolka Awdal oo baaq adag ka soo saaray Tartanka Gudoomiyaha Golaha Wakiilada. Madaxweyne Daahir Riyaale dalkii iyo dadkii midka ahaa ee uu ku wareejiyay Kulmiye maanta gobolladii bari waxaa gacantooda ku jirta Ceerigaabo, Ceelafweyn iyo Caynabo. Badhan iyo…
14
10
37
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
21 days
Warbixin Xasaasi ah. 1/2. 18-04-2024, Warbixintii ugu danbaysay ee kiiska Cabdinaasir Muuse #Dahable iyo dhallinyaradii la xidhxidhay ee reer #Somaliland halka uu marayo. Sida soomaali oo dhami warbaahinta ka aragtay waxa dil fool xun muqdisho loogu geystay bishii labaad ee…
Tweet media one
Tweet media two
1
29
38
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
10 months
Ciidamo uu hor kacaayey Badhasabka g. Saaxil oo dictator @musebiihi isku deegaan yihiin ayaa weerar ku qaaday xoogagga #Gacan_Libaax ayaa la kulmay iskacaabin kaga timi dhanka jabhada. Waxaa halkaa jabhadu ku dishay askari ka tirsan ciidankii badhasabku watay sidoo kale na…
Tweet media one
5
10
37
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
2 months
Mr. Abdiaziiz Hersi Warsame, the #Waddani party representative on the National Electoral Commission ( @SLNECHQ ), has officially submitted his resignation letter today. The WADDANI Party is anticipated to appoint new member to the NEC within the next 24 hours, and that person…
Tweet media one
Tweet media two
5
19
36
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
8 months
Walaaca Mareykanku ka muujiyey Saldhigga Shiinaha ee #Djibouti ma keeni karaa inuu #Berbera u soo guuro? Political analyst Ibrahim Baqardhe ( @IbraM2035 )
5
16
35
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Eid wanaagsan dhamaan umaada Muslimiinta, umaada Somaliyeed iyo ehel & Asxaaba. Illaahay iidaan iideeda bash bash iyo barwaaqo ha inagu gaadhsiiyo....Amiin 🎉🎉🧡 تقبل الله منا ومنك صالح الاعمال
Tweet media one
13
1
34
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 month
Ina lillaahi wa ina ilayhi raajicuun... Ilaahay swt ha u naxariisto, ha u dambi dhaafo, janatul Firdowz na ha ka waraabiyo siyaasi Abiib Diiriye Nuur {Abiib Timacad} oo saaka ku geeriyooday dalka Jarmalka. Abiib Timacad wuxuu wasiir ka soo noqday afartii xukuumadeed ee…
Tweet media one
Tweet media two
27
10
34
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
10 months
Caawa iyo dhaqdhaaqa ciidan ee degmadaydii #Oodweyne Togdheer Xoogagga dulmi diid!. Taliska fashilmay ee daaquutka dictator Biixi xal aan ahayn xabbad lagaaga saarayo magaalooyinkeena ma jirto. Guul xoogagga gacan libaax...✊✊
8
12
33
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
19 days
Hogaamiyaha badbaado QARAN @HersiAHassan waa kuma? Xisbiga #WADDANI waxa uu saaxada ku soo kordhiyey in Gudoomiye xisbi oo hal mar Madaxtooyo u tartamay oo weliba dhacay uu oggolaado inuu fursada siiyo dadka xisbiga kula jira ee aanu qafaalasho ku haysan founderka xisbigu.…
6
15
35
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
10 months
" Kama ilbaxno siyaasad been iyo eex ku dhisan. Mar keliya kuma kala baydhno in Cabdi Xaashi aanu innagu metelin kursiga Soomaaliya iyo joogitaankiisa Xamar, haddana nin Hargeysa jooga oo aan gobalkiisa tegi karin, dadkiisuna halka Cabdi Xaashi ka taaganyihiin, ayeynu habeen iyo…
Tweet media one
7
13
34
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
3 months
اهلا وسهلا ومرحبا بك #السيد ريئس حزب #وظني القومي. Hogaamiye @HersiAHassan rag waaweyn ayuu nabar iyo naxdin ku noqday. Dhib ma lahaa se oo waa astaamaha muujinaya in #Somaliland isbedel siyaasadeed foolanayso! Soo dhawoow gudoomiye...🫡👏 Shacbiga caasimada Hargeysi waa ku…
3
13
34
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
9 months
“Annigu siyaasadda uma iman inaan dhiig daadiyo, in aan dadka kala qoqobo oo aan kala qeybiyo, in aan nacayb ku kala dhex abuuro, in aan cid ka aar-goosto, in aan xoolo ka urursado, maanta waxaa xaqiiqo ah oo run ah in aan dalkan ninna xoog ku haysan karin kuna xukumi karin, nin…
Tweet media one
4
11
31
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Musharax Dr Cirro oo la hadlay kumanaan shacbiga caasimada Hargeysa ah. Shacbiga isbeddel doonka ah ee reer Somaliland doorasho ayaay diyaar u yihiin. This is the reason why Muse Bihi is rejecting the presidential election!
2
9
31
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
9 months
Kulan xalay ka dhacay bartan twitter space oo ay isugu yimaadeen dhalinyarada aqoonyahanka reer #Somaliland ee ka soo jeeda gobolada Togdheer, Sanaag, Sool iyo Saaxil waxay si weyn u faaqideen fakarka iyo mawaaqiifta iyo dareenkooda "Raqda" #Kulmiye ee lagu aasay #Burco .…
11
13
31
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
9 months
Weriye #Bushaaro Baanday oo si dareen leh ugu Mahad celisay Musharrax Madaxweyne @Abdirahmanirro oo casuumay. Xadhigeedu wuxuu ahaa qayb ka mid ah awood-sheegashada, sharci-ku-tumashada iyo car juudh dhehda ay dhaqanka ka dhigatay regimkan faasidka ee wakhtigiisu dhamaaday. Qof…
5
10
30
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
3 months
The meeting between @Abdirahmanirro , the candidate for the majority party #WADDANI , and @FaisalAliWarabe , representing #UCID , today signifies a shared commitment to expediting the upcoming presidential #election scheduled for the 13th of November. The momentum of the electoral…
Tweet media one
4
18
33
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
6 months
Kulan ka dhacay bartan X (Twitter) space oo ay iskugu yimaadeen dhalinyarada, odhaayasha iyo waxgaradka gobolada #SST gaar ahaan galbeedka #Sool , waxaa si buuxda loogu taageeray baaqa Xurmadle #Suldaan #Siciid Yuusuf Xaaji Ducaale ee ahaa in loo midoobo difaaca shacbiga galbeedka…
3
11
31
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
“Beesha Garxajis waxa ay go’aansatay in aanay ka qayb gelin Ergada Muuse Biixi sheegay inuu u dirayo Laascanood, sababta oo ah ma qaadi karno Kalsoonida ah inuu aqbalayo go'amada ay ergadu gaadho annago ku xisaabtamayna dhaqankii hore looga bartay” Bayaanka beel-weynta Garxajis
4
8
29
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
3 months
Support for Abdinasir's Family. Let us come together in this moment of tragedy to offer our support and prayers for Abdinasir's family. May Allah (SWT) grant Abdinasir the highest ranks of Jannah.
4
17
31
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
3 months
Former Minister and esteemed lawyer, Senior Politician Hussein Ahmed Aydeed, of the national Majority Party #WADDANI , returned from vacation and resumed his duties, having contributed to state building Somaliland during his earlier tenure. Additionally, #WADDANi welcomed former…
7
13
31
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Yusuf Gabobe oo intii xukunka Somaliland uu adeerkii Muuse qabtay noqday tafatiraha "Xidigta Oktoobar" ee kacaanka adeerkii. Yusuf wuxuu ku eedeyay Sultan Mujaahid Abdikarim inuu u shaqeeyo kooxda hadhaagii kacaanka ee CBB/Farmaajo. Dhamaan umaada jamhuuriyadda Somaliland ee…
Tweet media one
24
4
29
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
5 months
Kulan ka dhacay bartan X (Twitter) space oo ay isugu yimaadeen #haldoorka gobolada bari ee #Somaliland . Waxaa si weyn loo taageeray baaqii #Suldaan Maxamuud Guuleed #Mire . Sultan Mohamud Guuleed Mire: An Esteemed Advocate for Peace and Progress in Turbulent #Somaliland , a…
7
20
30
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
20 days
The voters are ready to exercise their rights ✌️👏🗳. Elections are the most important task in Somaliland at this time, to give citizens an opportunity to elect their president and political parties who can represent them, since the mandate of the current president have expired,…
Tweet media one
Tweet media two
@Yjeoa
Yasser
20 days
The Election Commission officially announces the date of the presidential elections on November 13, 2024.
7
40
103
5
20
31
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
9 months
Laba qof oo qudha ayey saaka si gaar ah ugu mahadcelisay oo ay abaal u sheegatay hooyada dhashay suxufi #Bushaaro Baanday: @MpAhmedKhaliif iyo @siciidcudhay . "Nimankaa cadceed iyo cadceed, laga cabsoonaayo ma cid kalaad mooday saw cududa ".........&......"! maaha🦁😁. Runtii…
Tweet media one
5
8
30
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
2 months
Typical heego behavior, using deflecting tactics 😂😂😂. Ramadaan Mubarak #Somalilanders .
Tweet media one
@Khadarbeergeel
khadar Abdilaahi
2 months
Heego lix jeer bay sida jirjiroolaha isu beddeshay oo hadba cid profile-ka soo saaratay. Cidda ay beryahan caashaqsan tahay waa UCID iyo Faysal. Maalinba meel bay caasha saartaa oo toban wadaadley! Doorashada kolka laga helo wixii ay soo dhigan lahaayeen baan garan la’ahay!
Tweet media one
12
5
30
11
9
29
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
7 months
@JibrilQoobey oo ah falanqeeye siyaasadeed, kanna soo jeeda #Puntland , una dhuun daloola siyaasadda #Somaliland iyo #Somaliya ayaa dul istaagay, aragtida kooxaha tirada kooban ee la magac baxay "Awdal State". Kuwaas oo imika bilaabay in ay horseed u noqdan "Himilada" fog ee…
8
16
29
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
9 months
Ayaamoo aad isugu eeg....!😆 "Dib u eega taariikhda waa laga dab qaataaye" #Gacan_libaax_Mowment !
5
12
27
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
10 months
Odhaahda ama kaalmadaha hadh iyo jeer aay isticmaalan taageerayaasha regimka cadowga ah ee @musebiihi ee aay ka mid tahay: "Maxaad samayn kartaa" iyo "Qaranka loo baqi maayo", waa guubaabada u gu weyn ee aad heli karto. Wad ogaydeen erayadii aay dadka reer #Lascaanood u…
Tweet media one
6
8
28
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
"Walaalkay Guddoomiye & Wasiir hore Axmed Muumin Seed, waxa aanu ahayn saaxiib iyo jaal siyaasadeed muddo badan, balse muddo kooban baan ku kala aragti duwaneyn siyaasadda, maanta se waxaa Ilaahay mahaddii ah in aan mar labaad u midowno taaba-gelinta rejada shacabka Somaliland.…
Tweet media one
Tweet media two
4
9
29
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Muwaadin Dr @AbdiKiniin oo shaaca ka qaaday sida Kulmiye ay magaca qaranka Somaliland ugu dulmiyaan Xisbiyada mucaaridka ah. Haddii aad Muuse Biixi dhaliishid, oo aad istidhaahdid khaladaadkiisa soo bandhig, waxa ay kugu odhanayaan qaranka ayaad kasoo horjeeddaa iyo cadawga…
7
11
28
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Ilo xog-ogaal ahi waxa ay si iswaafaqsan u xaqiijinayaan in Muuse Biixi Cabdi aanu mar qudha ka nasanayn inuu culays ku saaro Xasan Sheekh Maxamuud wada hadal toos ah, oo ay labadoodu yeeshaan. Mar qudha kama caajisayo inuu albaabkaa hortaagnaado, oo saacad-saacad uu u qaraaco.…
Tweet media one
@AbdiKiniin
Dr Kiniin
1 year
Somalia waxay Somaliland kula heshiiyeen inaysan faragelin siyaasadda arrimaha gudaha Somaliland, sida wixii dawlad iyo shacabkeeda u dhexeeya IWM. Balse: "Sidii naagtii gambada taabatee gacanta loo madhay ee hadana meeshii xumeyd galisey gabaygu sow maaha" ~ Qamaan Bulxan…
Tweet media one
31
31
82
19
15
27
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
11 months
Doorkii musharrax Madaxweyne @Abdirahmanirro ka qaatay shirkii nabadda ee Burco iyo madax ku ammaanay. 🧡🧡🧡
10
12
28
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
9 months
“Wiilka @musebiihi dhalay ayaa nagu yidhi car Maxamed Kaahin ha sii daayo Bushaaro Baanday” Waa tusaale yar oo ka mid ah heerka u maraayo regimka u xubsibtay kaligii talisku, ilaa hablihii suxufiyiinta ah aay afduubayaan caruurta dictatorku dhalay!.
6
12
28
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
9 months
Ilaahay swt ha u naxariisto abwaan Jaamac Kediye Cilmi oo ku geeriyooday duqeynta ciidanka @musebiihi ka wado #Laascaanood . Dagaalka micnaha daran ee maalin kasta aynu ku waayayno qof nolosha kaalin kaga jiray, iyo duqaynta aan loo aabayeelayn ee regimku ku bartilmaameysanayo…
Tweet media one
6
8
27
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
8 months
Guddiga guud ee Beelweynta #Garxajis iyo musdambeedka beesha ayaa baaq adag ka soo saaray colaadda dadka walaalaha ah ee #Ceelafweyn . Runtii colaadda Ceel-afweyn waa foolxumo iyo gunnimo inteeda leeg! Dadka walaalaha ah ee isku beesha ah ee deggen Ceel-afweyn waxaay u baahan…
7
9
27
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
11 months
Soo dhawoow Xildhibaan Yusuf oo buuxinaya kursigii uu baneeyey Cabdirisaaq Khaliif oo saaka Hargeysa lagu soo dhaweeyey. Wuxuu noqonayaa xildhibaankii 26 aad ee beelaha Garxajis ku yeeshaan barlamaanka. Waxaan hubaa xubinta 26 aad ee deegaankayga u soo kordhay aay ka naxayaan…
6
11
26
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
10 months
Hambalyo xildhibaan Wassir Biihi Imaan @BihiEgeh oo loo magacaabay wassirka maaliyada dowladda federaalka ee Soomaaliya. Muddo dheer oo aan aqaanay wuxuu ku suntanaa karti, aqoon iyo dedaal. Ilaahay hala garab galo....!
Tweet media one
6
7
26
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
5 months
Ku-simaha gudoomiyaha ururka #KAAH . Mr. Abdilahi Dheere waa mahadsan yahay. Taliska @musebiihi ee muddo kordhinta aan la isku waafaqsanayn ku fadhiya laba wax uun baa looga fadhiya:- 1. Inuu caddeeyo November 13, 2024 inay #doorashooyinka lagu heshiiyey ka qabsoomayaan…
3
11
27
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
4 months
#BreakingNews : In a recent and alarming development, the intelligence militia associated with @musebiihi attempted an illegal kidnapping of Sheikh Mustafa in #Hargeisa . This incident comes on the heels of Muuse Biixi's controversial sea port deal, a matter that has instigated…
Tweet media one
3
12
26
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Get ready for an interesting twitter space..... Bandhiga buugga Damal ee halgankii halgamaa Abdiqadir Koosaar (AHN) qoraaga buugga wuxuu sidoo kale hore u qoray buuggii madaxweynihii kowaad ee Somaliland Abdirahman Ahmed Ali (Tuur). Qoraa @ThisisAbdiqani . @Yjeoa @MohamedAbdisam
Tweet media one
@TheHornView
Horn View
1 year
0
11
16
5
11
25
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Haddii ay dhab noqoto in Tuke lagu xidhay Maraykanka, waxa ay reer Somaliland fursad u haystaan in ay meel kasta ka dacweyn karaan Biixi iyo Dabagale oo 11 August dad bannaanbax silmi ah waday ku xasuuqay Hargeysa illaa Ceerigaabo, sidoo kalana dad badan dhaawacay.
Tweet media one
6
6
25
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Taliyaha ciidanka millitryga Somaliland ee gobolka Sool Mahad Cambaashe oo digniin u diray, cid kasta oo aay dhibeyso nabada iyo wadajirka umaada reer Somaliland ee gobolka Sool gaar ahaan degmada Lascanood. ❤🤍💚
3
8
25
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
18 days
Khudbada hoggaamiyaha xisbiga Aqlabiyada shacabka JSL @HersiAHassan waxuu fagaaraha ka cadeeyay in isaga iyo guddoomiyaha ururka sinaanta & horumarka ee #KAAH @MohamudHAbdi hareeraha ka istaagayaan musharraxa madaxweynaha maalmaha dhow Dr. @Abdirahmanirro . Guul iyo gobonimo…
@SSTHawdReserve
Sultan Abdikariim (Hawd&Reserve Area/SST)
18 days
Madaxweynaha 7aad ee JSL Xirsi Cali Xaaji Xasan:
16
8
41
3
11
26
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
11 months
Raaligelintii uu Farmaajo ka hor bixiyay Aqalka Hoose ee Somalia ee ku saabsanayd dhibtii Somaliland ka soo gaadhay dawladdii kacaanka iyo Farmaajo ayaa imanaya Hargeysa waxa ay ahaayeen wax lagu soo heshiiyay. Ma ahayn wax iska dhacay uun. Maxaa keenay in odayaashan lixdii…
1
14
26
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
11 months
Muwaadin adeer/odey Dr. @Abdulqadir_Maax wuxuu talooyin dhaxal-gal ah u soo jeediyay muwaadiniinta Somaliland ee u damqanaysa S/land waarta oo wada jirta......: "Haddi aan heshiis deg deg looga gaadhin xasilooni darrada siyaasadeed iyo dorashada madaxtoyada in Somaliland inta…
0
12
26
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
7 months
SPACE 🗣️ Guest Speaker: Qoraa aqoonyahan #Khadar_Cabdi_Cabdillaahii . TOPIC: Heshiiska siyaasadeed ee #Somaliland iyo niyad-jabka aragtiyaha shisheeye. ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~ DATE: Tomorrow Thursday 05/10/2023 TIME: 10:00 EAT ⏰ Twitter space ~ Somaliland Digest. Set a…
Tweet media one
@TheHornView
Horn View
7 months
Set a reminder for my upcoming Space! Guest Speaker: #Khadar Cabdi Cabdillaahi.
2
13
23
9
10
26
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
10 months
" Soo jiidh wanaaga Jeeniga ku soo qaad Amaba ooda soo jebi Dhaaxan belo u joogee" Xusuustii (AHN) #Maxamed_Mooge_Liiban_Babban ! Jum'ah Mubarak 🧡👊
3
10
24
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
2 months
Awoowgey Maxamuud Xaashi Cabdi ( @MohamudHAbdi ) waa siyaasi aragti iyo hoggaamin sare leh oo miisaankiisa siyaasadeed durtaba uu ka muuqday Jihada siyaasadeed ee Jamhuriyadda Somaliland qaadeyso. Sideedabana siyaasaddu waa masaaliix iyo fursado. (In politics no permanent…
Tweet media one
@SSTHawdReserve
Sultan Abdikariim (Hawd&Reserve Area/SST)
2 months
#Hogaamiye Maxamuud Xaashi Abdi Ku Soco Abti waan Kugu Bogaadiya Xaqiijinta Gobanimada,Xasiloonida, Dowladnimada iyo Dimuqraadiyadda Dalkeena #JSL Carrada Ilahay Nabad weeye 🕊️,
4
6
27
6
12
24
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 month
@Abdirahmanirro Hore ayuu u yidhi xildhibaan @Axmedguruuje "Umaad waliba Mahdi bay leedaheye, inta Somaliland mahdigeedu imanayo shacabka JSL-ow waynu iska samraynaa". Cumrah maqbuula Madaxweyne 🙏🧡.
Tweet media one
Tweet media two
1
4
25
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
This evening at Radisson hotel Airport i met his execelleny Mr @Abdirahmanirro president candidate of SL on his way to Hrg. His execellency briefed us about the recent crisis in Lasanod, SL and the way forward and the coming president election in SL. It was an informative meeting
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
0
4
24
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
2 months
Hadraawi wasn’t only a great poet and but he was also a warrior. May Allah grant him the highest Jannah. “Qofka ii duceeyoow Rabbigay ku derajee, Qofka iga ducaystoow Dummaddaada weeyaan” —Abwaan, Mujaahid Maxamed Ibraahim Warsame-Hadraawi: Dardaaran.
@SaidAden365
Said Aden
2 months
This week marks the two-year anniversary of the passing of the world-renowned poet and freedom fighter Mohamed Ibrahim Warsame "Hadraawi," also known as the Somali Shakespeare, who passed away on 18th August 2022. May Allah grant him eternal Jannah. Please remember him in your…
Tweet media one
11
22
51
0
6
25
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Odayaasha dhaqanka HAWIYE ayaa baaq nabadeed u diray umaada reer SL. Waxayna ugu baaqen dowlada iyo dadka reer SL ee Lascanood in nabada laga shaqeyo. Waxayna hoosta ka xariiqeen in dadka durbanada qabyalada tumaya, ay ku foolxuman doonto o Hawiye la dhashay in ka mid ah reer SL
3
6
23
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
11 months
Gudoomiye @FaisalAliWarabe warkiisu siduu horeba u caddaa ayuu u cad yahay! Runtii jiitanka khilaafka siyaasadeed ee Somaliland wuxuu keeni karaa (oo uu haddaba keenay bariga gobolka Sool) halis amni oo saamaysa guud ahaan Somaliland iyo gobolka geeska afrika, sidaa daraadeed…
8
8
25
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
9 months
Taliye #Oofwareen waa in uu soo saaraa amar la gu soo qabanayo ciddii laysay, ciddii amartay iyo cid kasta oo lug ku lahayd toddobadii nin ee shicibka ahaa ee kalhore kibirka la gu laayay. Sidoo kale waa in uu abuuraa dagaalyahanno magaalooyinka ka ugaadhsada nin wal oo maatada…
Tweet media one
Tweet media two
1
9
25
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Daraasadan hoose oo la daabacay 2021 waxaa qortay gabadh la yidhaahdo Dr Clara Elder oo ah cilmi baadhe siyaasadda iyo dhaqaalaha ah. "Somaliland's authoritarian turn: oligarchic–corporate power and the political economy of de facto states" Journal lagu …
Tweet media one
7
11
25
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
8 months
Niman Habar Yoonis ah ayuu gacanta u taagtay 🖖kkk 😆😄. Qaar ba ku leh waxaanu sawiranay #Coldoon oo mar kale inta uu tuulo kale ku anbaday oo Cabdi-Madoobe jidkii saxda ahaa u tilmaamayo....kkkkk 😁😄. Jidka saxda ah = Siraadal mustaqiim kkkk 😁😄.
17
6
23
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 month
@dahirsalad1 Waxaa wax lala yaabo ah in adigoo sheeganaya qof Cumro u baxay oo gurigii Alle swt ee barakaysanaa jooga, in aad hadana been cadaan ah ka soo buurqanayaan. Balse waxaad uun inoo cadeysay shakhsiyadaada iyo qoyska aad ka soo jeedo oo qoys macruuf ah, sida walaalka Cabdiqaasim…
Tweet media one
1
5
23
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
10 months
" @musebiihi waxaa soo riixaya ragg u ciilqaba deegaanka Musharax Cirro oo kala ah Saleebaan Gaal, Ina Kaahin, Ina Xaashi.... " Dacawo halkay macal ku baratay, macaluul ugu bakhtida" Halgamaa @HasanHasan69104 oo ka mid odayaasha beesha Ayuub.
5
9
24
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
4 months
SPACE 🗣️ Guest Speaker: Lawyer @Mubarik_Budul . TOPIC: We will be examining the Memorandum of Understanding between #Somaliland and #Ethiopia . ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~ DATE: today 05/01/2024 TIME: 10:00 EAT ⏰. Mubarik is a respected lawyer and legal advisor currently serving…
Tweet media one
@TheHornView
Horn View
4 months
2
12
13
3
13
23
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
@AbdinasirSola @Xuquuq @AbdinasirSola saaxib ha iska dhigin nin u hiilinaya Sh Mustafe Xaaji Ismaaciil. Cadhada shakhsiga ah ee kaa haysa odeyga @Xuquuq ha ugu gabban sheekh Mustafe, waayo waxaad ahayd ninkii space ka lahaa "Sh Mustafe dadka waxba ma dheera" Miyaadan ahayn ninkii sheekha weeraray?…
3
3
20
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
4 months
@khadarlooge @musebiihi 's regim has already lost legitimacy and the public trust. Nobody can even trust the leading figure of a failing and ailing administration that has plunged the state into civil war and economic shock and political turmoil. More prolonged and anti-democratic actions…
0
4
22
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Hay’adda International Crisis Group (ICG) waxay warbixin ka qortay xaaladda Somaliland (10 November 2022). Wakhtiga iyadoo aan dagaalka Lascanood bilaabmin ayaay sii faaleeyeen marxaladda xukunka @musebiihi Somaliland geliyay. Waxay ka warameen xasilooni darrada siyaasadeed ee…
Tweet media one
2
8
23
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
5 months
Hambalyo shirweynaha #Talo_wadaag ee beelaha #HabarJeclo . Wax aan wanaag ahayn kama soo bixin. Beeshu waxay cadeeysay intii la filaayey oo sida dhaqankoodu ahaa waxba ma seegin. Nabad ku wada noolaansho dariskeeda ah ayay diyaar u tahay, xadgudub na ma aqbalayso oo way is ka…
Tweet media one
Tweet media two
@HersiAHassan
Hersi Ali H. Hassan
5 months
Waxa aan bogaadinayaa go'aannada ka soo baxay shirka TALO-WADAAG ee beelaha Habarjeclo uga socday magaalada Burco, kuwaas oo aan u arko inay horseedi karaan nabad waarta oo dhexmarta dadka deegaanka, kana qayb qaadata xasilloonida guud ee mandaqadda Geeska. Si gaar ah, waxaan…
Tweet media one
Tweet media two
31
25
74
3
11
21
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
3 months
Taariikhdu waa inoo misbaax maanka caawima - Xaaji Aadan Afqallooc (AHN). Taariikhda iyo dhacdooyinka noloshu waxay inoo sheegaysa #maanta in madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin uu ka lexejeclo badnaa, ka tudhaale wanaagsanaa, ka ragnimo badnaa, kana aragti dheera odayaasha…
@cabdiraxmanmid
Abdirahman Mohamed Ibrahim
3 months
Markaad la kulanto sarkaalkii derajo ahaan kaa sareeyey markaad ciidanka ku wada jirteen. Wakhtigaad mucaaradka aheydna madaxweynaha, soow waajib kugu kugu noqon mayso inaad salaan sharafeed 🫡 siiso. Mudane madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, ku soo dhawoow dalkaaga & dadkaaga 😊
Tweet media one
15
18
131
6
8
22
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
7 months
Madaxwaynaha wakhtigiisu gabaabsiga yahay ee @musebiihi waxyaabaha ugu wa weyn ee #taariikhda u galaysa waxaa ka mid ah: 1. Madaxweynihii ugu horreeyay ee awooda dowladnimada isaga iyo qoyskiisu ku booban muwaadiniinta hantidooda, sida #baloodhada , hantida ma guurtada ah iwm. 2.…
5
12
22
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
3 months
Gudoomiye @HersiAHassan markii uu #Waddani yimi ayuu xisbigu cirkaa tegay. waxaana uu noqdey Xisbi kaamil ah oo Madaxweynaha wakhtigiisu dhammaaday Jihadii ka lumiyey. Muuqaalkan hoose odeygii ku lahaa "Xirsi tacab mu gelin WADDANI" kkkk. Adeer adiga maxaa ka galay Xirsi…
@SaddamJMB
Saddam
3 months
Xirsiphopia is very lethal disease that can put you in a hospital bed if it's untreated. Dad badan baa ku qarawa xirsi oo u baahan daaweyn.
18
8
29
14
12
22
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
1 year
Qoraalkii shalay aan idinla wadaagay oo muuqaal ah halkan ka daawo, "Worsening #Political #Crisis in #Somaliland ". Mahadsanid suxufi @Alloolmediatv iyo teamka @S_LandDigest
5
6
20
@Abdulahi_Irro
Abdi Cirro (Wind Of Change/Majority Party) 🧡🟠
11 months
" Bilo iyo Maalmo khayr badan ayeynu ku jirnaa, ilaahay colaadaha ha inaga damiyo..." Gudoomiyaha guud ee golaha dhaqanka Ismaaciil Sheekh Isxaaq (Garxajis) Sultan Ahmed Osman Caddegude.
Tweet media one
2
6
21