Sulub Ahmed Firin Profile Banner
Sulub Ahmed Firin Profile
Sulub Ahmed Firin

@SulubFirin

39
Followers
1
Following
10
Media
10
Statuses

Official X Somali Police Force Commissionor

Joined January 2024
Don't wanna be here? Send us removal request.
@SulubFirin
Sulub Ahmed Firin
24 hours
Hambalyo Munaasabadda Ciidul Adxaa , Waxaan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed iyo muslimiinta oo idil ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidul Adxaa sannadka 1445 ee Hijriga.
Tweet media one
1
0
2
@SulubFirin
Sulub Ahmed Firin
2 days
Maanta waxaan ka qeyb galay Xafladda Qalin jibinta Dufcadda 12 -aad ee Jaamacadda Dalka Rwanda Qeybteeda Boliiska oo ay ku Jiraan Saraakiil Ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaliyeed. Saraakiisha Ayaan kula dardaarmay inay dib ugu celiyaan aqoonta dalkooda iyo Ciidanka Boliiska.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
5
@SulubFirin
Sulub Ahmed Firin
5 days
Waxaan maanta kormeer ku tagay Dugsiga Barbaarinta Caruurta Boliiska Soomaaliyeed oo ay Ka socdaan Imtixaanka shahaadiga ee Dugsiga Dhexe. Waxaan kale oo booqday xarunta qeybta farsamada gacanta ee Dugsigaas oo Gabdhaha iyo Wiilasha lagu baro farshaxanka iyo farsamooyin.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
2
@SulubFirin
Sulub Ahmed Firin
5 days
kulan xog wareesi ah Ayaan Maanta la qaatay Saraakiil iyo Kormeerayaal ka tirsan Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, oo dib uga soo laabtay dalka,kadib tababaro ay ku soo qaadeen dalalka China iyo Masar. Waxaan kula dardaarmay in aqoonta ay soo barteen ugu adeegaan bulshadooda .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
1
1
5
@SulubFirin
Sulub Ahmed Firin
13 days
Waxaa heer gabo gabo ah inoo maraya in Ciidanka boliiska Soomaaliyeed aan ku biirino gabdho Jaamiciyiin ah oo ka shaqeeyo xafiisyada. Gabdhahaan oo gaaray ilaa 100 ayaan qorsheenay in loo qaato hal dufco oo kaligood ah si dhiiragelin ugu noqato gabdha kale ee waxbartay.
1
2
6
@SulubFirin
Sulub Ahmed Firin
19 days
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dhammaan Shaqaalaha Guud ee isbitaalka Madiina ,dhaqaatiirta , howlwadeenada iyo saraakiisha isbitaalka Madiina Ee Ciidanka boliiska Soomaaliyeed oo Caawa ay ku Beegan tahay 24 guuradii kasoo wareegatay Dib u furidda isbitaalka.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
2
@SulubFirin
Sulub Ahmed Firin
22 days
Waxaan maanta si wada jir ah dhiiragelin ku tagnay xarunta barbaarinta caruurta Boliiska Soomaaliyeed , inaga oo booqanay fasalada ay wax ku bartaan. Dhanka kale waxaan Kormeernay Isbitaalka Madiina oo CBS ay ku sameeyen balaarin Iyo dhismayaal cusub, si loogu adeego bulshada.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
3
@SulubFirin
Sulub Ahmed Firin
23 days
Waxaan xafiiska ku qaabilay xubno ka mid ah culimada Soomaaliyeed,oo bogaadiyay sida ay ciidanka boliiska kaga jawaabeen xakameenta dhalinayaro baraha bulshada ka waday kicin dadweyne, Culimada ayaan uga mahadceliyay sida ay uga qeyb qaadanayaan nabadgelyada iyo xalisoonida dalka
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
0
5
@SulubFirin
Sulub Ahmed Firin
25 days
Waxaan tababar usoo xidhay 70 askari oo ka mid noqon doonna Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Askarta tababarka dhamaystay ayaa ka mid noqonaya qeybta hab maamuuska gaar ahaan baanda musikada Boliiska Soomaaliyeed. Waxaan kula dardaarmay in ay waajibkooda si hufan u gutaan.
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
3
4
19
@SulubFirin
Sulub Ahmed Firin
29 days
Caruurta Boliiska Soomaaliyeed waxaan kula dardaarmay inay natiijo muuqata ka keenaan Imtixaanka Sanad dugsiyeedka , sanadka 2023-2024. #CaruurtaBoliiska .
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
0
1
5