Omar Abraar Profile Banner
Omar Abraar Profile
Omar Abraar

@OAbraar

9,647
Followers
1,896
Following
18,036
Media
303,362
Statuses

The more I think about it, the less I understand

Drammen
Joined November 2014
Don't wanna be here? Send us removal request.
@OAbraar
Omar Abraar
4 years
Abwaan Gaariye Allah u naxariistee runta ayuu sheegay. Waa tan maanta taagan.
13
82
289
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Sheekh Mufti Cabdixamiid Kashka Allah u Naxariistee Aamiin muxuu ka yiri keli Taliye Afweyne??
10
31
94
@OAbraar
Omar Abraar
1 month
Hogaamiyaha Koonfur Galbeed @Laftagareen "Hal qofna yaanan waligeed loo joojin, 30 sano ayaa lagu jiray looma dhamee, looma dhama inta ladaayo waa uwada dhanee, Arintaan Dastuurka aan garab istaagno"
4
33
97
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
"Somalinimo ayaan ku dhimanay" Waa dumarka Somaliyed ee ku nool Gobolka Sitti ee Somali Galbeed. Waxaa xasuuqay Canfarta & ciidamada Ethiopia. @Mustafe_M_Omer hal mar kama hadlin talaabona ma u qaadin dadka Somaliyed ee Masuuliyadda ka saaran ee lagu soo duulay waa uu dayacay.
10
38
91
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
CEELKII ABOORREEY OO CAAWA XOR AH!
5
18
83
@OAbraar
Omar Abraar
1 year
Maanta VS Shalay.
Tweet media one
Tweet media two
13
29
81
@OAbraar
Omar Abraar
9 months
Maanta & muqdisho Dhul Giriir.
6
25
79
@OAbraar
Omar Abraar
3 years
Happy birth day.......I feel good !!
6
19
71
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
Former chairman of the parliament Prof. Mohame Sheikh Osman Jawaari "Our country is rich and has many enemies, not only the sea but also the land should be brought to the law and the people who sold the sea should be brought before the law." @SONNALIVE @sntvnews1 @RadioMuqdisho
2
14
79
@OAbraar
Omar Abraar
3 months
XOG:Turkiga oo Ciidamo iyo Marakiib Dagaal soo dhiganaya Xeebaha Dalka & Somalia oo Heleysa Hub Culus. 🇸🇴🤝🇹🇷 Abuukar Dayax ayaa Warbixintaan ka Diyaariyay. @DalsanTv
5
27
79
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday maanta in ay awoodi wayday inay iska bixiso daynta lagu leeyahay, iyadoo noqonaysa dalkii saddexaad ee Afrika ee daynta iska bixin waaya. @voasomali
3
28
76
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Madaxweynaha Ukraine ayaa yiri "Anigu Fulay uma ihi sida @M_Farmaajo " Ileen Fuleynimada @M_Farmaajo waa International oo Aduunka xitaa waa gaartay 🤣😂👇astaqfuru Allah. Geesinimadi Soomaali lagu yaqiinay dhulkaa lagu jiiday
10
20
74
@OAbraar
Omar Abraar
5 months
Odayaashii oo Caawa Hobyo & heestii Madaxa na furan. Dabaadegyo ku saabsan dhismaha cusub ee Dekada Hobyo Dowlad Goboleedka Galmudug.
9
27
70
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
Dagaalka lagula Khawaarijta waa mid Lagu soo celinayo karaamada Ummadda Soomaaliyeed. @SNAForce @RadioSna @MoDSomaliya @CIMICSNAF #CiribtirkaKhawaarijta
1
17
69
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Hadalkaan waxaa qoray Mudane Abdirahman Abdishakur Warsame 02 October 2018 "Allaha u naxariisto Al shahiid Hibaad Cali Dasar, wuxuu ahaa hogaamiye hiil waayey oo halgan hubaysan kala hor tegey Alshabaab deegaano ka tirsan Degmada Cadale ee Gobolka Sh/dhexe." P1
12
25
67
@OAbraar
Omar Abraar
3 years
10 ka mid ah Beenta @M_Farmaajo Ma jiro qof xil ka qabtay Somaliya oo @M_Farmaajo ka been badan kana ballan qaad been badan.
15
22
62
@OAbraar
Omar Abraar
4 years
Dhalinyaro reer Muqdisho ah ayaa deeq raashiin ah gaarsiiyay qoyskii ay kabaxeen Laba Marxuun oo askari katirsan ciidanka Booliska uu ku dilay bilowgii Todobaadkan isgoyska Jubba. Xigasho:- @Caasimadda
Tweet media one
4
14
64
@OAbraar
Omar Abraar
3 months
Ciidamada Badda ee Turkey 🇹🇷 ku sugan Baddeena Somalia 🇸🇴. Waxa ay ka ilaaliyaan cadow kasta oo isku deya inuu soo galo Baddena 3333km oo uu masuul ka yahay si sharciga waafaqsan. Badweynta Hindiya & Gacanka Cadmeed. Kalluumeysiga sharci darrada, qulqulka hubka, burcad badeeda.
0
19
67
@OAbraar
Omar Abraar
2 months
Degaanka Jilib Marka ee Gobolka Shabeellaha Hoose waa goobtii khawaarijta lagu laayey.Degaanka Jilib Marka waxay aheyd meesha khawaatijtu ku aruuriyaan ka dib-na doomaha uga daabulaan Ciyaalka ay u qaadaan Gobolada Dhexe ee Dalka. Hadda waa lags sifeeyay goobtaas xarunta aheyd
3
14
65
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
❌ Cayrinta @FahadYasinNISA ❌ Cayrinta @MohamedHCirro ❌ Cayrinta Xiirane ❌ Cayrinta @AmbFMadeira ❌ Guuldarada @M_Farmaajo Maxaa kale idin qabta ? Ducada soo tuura ! 🤣😂 PM @MohamedHRoble 🙏 Somali & Somaliya waa kuu Mahadcelineysaa. Taariikhda ka gashay baal dahab ah.
Tweet media one
8
21
61
@OAbraar
Omar Abraar
2 months
Isbitaalka Erdugan EX Digfeer ayaa ku guuleystay qaliinkii ugu horeeyay wadnaha oo laga fuliyay Soomaaliya. P1 @SONNALIVE
6
16
63
@OAbraar
Omar Abraar
3 years
@2ahra7 @KhaledBeydoun Those 3 countries didn't invade Afghanistan, Western countries have invaded Afghanistan & created refugees. Comprende 🤔
2
1
51
@OAbraar
Omar Abraar
2 months
Jiida hore & Halaaggii Khawaarijta ku dhacay (Qeybtii 1aad) Itus iyo Itaabsii oo aanan caad saarnayn. P1 #CiribtirkaKhawaarijta
2
17
63
@OAbraar
Omar Abraar
2 months
Soo dhawaynta, Hambalyaynta & boogadinta Geesiyaasha CXDS. P1 @RadioSna @SNAForce @ModFederal @MoDSomaliya @CIMICSNAF
1
15
63
@OAbraar
Omar Abraar
11 months
Maanta & Degmada CeelDheer Gobolka Galgaduud Dowlad Goboleedka Galmudug Taliska Africom & saarakiisha CXDS ee Danab. Bilowga Hawlgalka Libaaxa Madow.
Tweet media one
Tweet media two
3
14
55
@OAbraar
Omar Abraar
5 months
Labba sano ka hor maanta oo kale dalka waxaa ka dhacay afgambi fashilmay. Badbaadiyihii Qaranka Zaciim Mudane Mohamed Hussein Roble ✊.
4
17
61
@OAbraar
Omar Abraar
3 months
Deni: "Dastuurka howshiisa waxa iska leh Baarlamanka Soomaaliyeed." - 2014. @HESaidADeni
4
28
60
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Hordhac : Xil. Cabdiraxman Cabdishakuur "Wiilashaan yaryar ee guryaha 10-ka dabaq ah meeshan ka dhistay, ee la leeyahay Amniga ayeey ka shaqeynayaan oo 24 saac Holiday (Fasax) u jira Tukey, Maleysia iyo Nairobi oo la leeyahay waa kabtan, waa labo xidigle, hantidii qarankana isaga
8
18
57
@OAbraar
Omar Abraar
4 years
Qandaraaskii musuqa ee lagu bixiyey qaraabanimada oo roob soo afjaray.Garoonka Baraawe ee lagu cunay lacag dhan $ 4.3 million waxaa qaaday biyo. Xatooyo Xoolo dadweynaha Somaliyed ayey ku kaceen @M_Farmaajo & @HassanAKhaire ma jiro Gole Shacab & hay'ad la xisaabtameysa. 👇👇👇
Tweet media one
Tweet media two
Tweet media three
Tweet media four
9
17
59
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Mr. Bariis Daawo oo dhegeyso 👇
16
10
55
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
@TerraAbdirizak @HassanSMohamud Dabodhilif @M_Farmaajo "Waxaan Ethiopia siiyey 4 dekadood oo Somaliya leedahay si aan dhaqaalaheeda u kobciyo" xilligaan waa sabcinayeen CBB-da horjooge uu u yahay Faashil @M_Farmaajo
10
10
56
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Muxuu kugu reebay Qarixii 14-October ee KM5? #October -14-2017 @M_Farmaajo ??!! P1
22
20
57
@OAbraar
Omar Abraar
3 months
Raysal Wasaarihii hore Mudane @MohamedHRoble ”Siyaasiyihiinta iyo Shacabka Soomaaliyeed waa inay taageeraan heshiika labada dowladood si uu u guulaysto” @RadioMuqdisho @SONNALIVE @sntvnews1 P1
1
13
57
@OAbraar
Omar Abraar
7 months
Mujaahid ibnu Mujaahid , Geesi Qaran C/fitaax Xasan Sheekh Maxamuud & Ilyaas Cali Nuur Xudur Bakool Somalia
0
11
55
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Mahadsanid 🙏
3
10
53
@OAbraar
Omar Abraar
3 months
Sii Hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda XFS Mudane @AliOmarMP oo Faah Faahin ka bixiyey wixii Addis Ababa ka dhacay maanta. P1
1
20
55
@OAbraar
Omar Abraar
2 months
Odayaasha dhaqanka Gobolka Awdal oo shir ku qabtay xeebta lughaya ayaa soo saaray go'aamo adag. #Somalia P1
2
9
55
@OAbraar
Omar Abraar
11 months
Lacagtii laga dhacay Ummada Somaliyed ee Guriga @M_Farmaajo loogu iibin rabay ayuu Shaytaan Cabdi Xersi ku gatay baabuur. 👇
26
6
48
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Xildhibaan Cusmaan Xaadoole oo ku sugan degaanka Nuur-dugle ee gobolka Sh/Dhexe ayaa ka warbixiyey howlgal ay maanta Khawaarijta uga xoreeyeen deegaano badan.
4
19
54
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
“Anigu waan faaxsanay oo Madaxweyne bini aadam ah baa noo yimid ee Hooyooy adiguna farax waan soo socdaaye" Ruqiya Sahal baa madaxweyne u sheegtay iyadoo farxad la ilmaynaysa in wiilkeedii soo wacay oo intaa ku yiri
6
24
54
@OAbraar
Omar Abraar
1 year
Hanti-dhowraha guud ee Soomaaliya, Maxamed Cali Afgooye: "In ka badan $96 milyan ayaa ka maqan qasnada dowladda; $21 milyan kamid ah waxaa deyn ahaan looga qaatay Bangiga Dhexe sanadkii 2021-kii iyadda oo aan la caddeyn waxay tahay". @M_Farmaajo ayaa ka dhacay lacagtaan Umadda.P1
16
19
52
@OAbraar
Omar Abraar
5 months
Isbadalka Amni ee Caasimada Somaliya & dareenka Wariye Cabdiraxmaan Xudeyfi 14-Sano ka dib. P1
2
21
52
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
@M_Farmaajo Dabodhilif @M_Farmaajo "Waxaan Ethiopia siiyey 4 dekadood oo Somaliya leedahay si aan dhaqaalaheeda u kobciyo" Waa qiyaano Qaran maxkamadda ciidamada qalabka sida waa in lagu horkeeno natiijada waa dil toogasho ah Insh aa Allah
4
15
52
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Ibbi vs. @M_Farmaajo
11
13
50
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xildhibaan Mudane Cabdifitaax Qaasim "Gacana cadowga ayaan dalka uga difaaceynaa gacana Dastuurka ayaan ku dhamaystireynaa". #GUUL #Somalia 🇸🇴
0
16
53
@OAbraar
Omar Abraar
2 months
Ciidamada milatariga ee badda Turkiga oo soo gaaray baddeena ee badweynta Hindiya & Gacanka Cadmeed sida heshiiska ay wada galeen Dowladaha Somaliya & Turkiga. Wariye Cabdiraxmaan. Ciidamada ayaa ka ilaalinaya badeena wax walba sharci darro ah & faro-gelinta shisheeye. P1 🇸🇴🤝🇹🇷
1
11
52
@OAbraar
Omar Abraar
1 month
Madaxweynaha JFS Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hal darajo dallacsiiyay dhammaan saraakiisha ururka 6-aad ee guutada 18 iyo ururka 3-aad guutada 17-aad ee Gogor, kuwaas oo in muddo ah ka howlgalayay Degmada Xarardheere. P1
3
11
53
@OAbraar
Omar Abraar
2 months
Raysal Wasaaraha XFS Mudane Xamze Cabdi Barre.
1
16
51
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Kufsade CBB Cayayaanka Baraha Bulshada ee Cabdi Xersi oo inoo sharaxaya sifaadka wanaagsan ee uu leeyahay Raiisul wasaare Mohamed Hussein Rooble! Dhegeyso @M_Farmaajo
8
17
47
@OAbraar
Omar Abraar
3 months
Raysal Wasaarihii hore ee dalka @AbdiweliGaas "Heshiiska Turkiga waa Guul Taariikhi ah oo ay tahay inaan Madaxweynaha ku garab istaagno Mucaarad & Muxaafad maadaama uu dalka Badbaadiyey". P1
2
20
52
@OAbraar
Omar Abraar
5 months
Gabar Geesi dhalay Guuleyso inader @NurTabulaRasa
Tweet media one
1
14
49
@OAbraar
Omar Abraar
5 months
Geesiyaasha Xogga Dalka Somaliyed Waa Garabka Shacabka. @CIMICSNAF @RadioSna @SNAForce @MoDSomaliya
0
13
52
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
5 sano kahor Shabaab 4 sano kahor dable 3 sano kadib Sareeye Guuto ! Somaliyada uu @Farmaajo muddo xileedkiisa dhamaaaday rabo waa tan sawir ah.
Tweet media one
8
15
47
@OAbraar
Omar Abraar
1 year
Khudbadii Xildhibaanad @Ilhan ay ka soo jeedisay Minnesota & soo dhaweeyntii Madaxweynaha JFS Mudane @HassanSMohamud . P1
3
15
51
@OAbraar
Omar Abraar
5 months
Ballan Qaadyadii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo fulaya si dhab ah. "Bisha Disember 30-31 sanadka 2024 waxaan rabnaa in askariga ugu dambeeya ee Amisom oo haddda loo yaqaano ATMIS ay dalkeena Somaliya ka baxaan"
3
16
49
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
Isbedelka amni ee ka jira Muqdisho ayaa sabab u noqday in xilliyada dembe ee habeenkii ah ay furnaadaan ganacsiyada waaweyn ee caasimadda Somaliya. @voasomali Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintan soo diray. P1
4
16
50
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Shalay vs. Maanta @M_Farmaajo & kooxdiisa NN & CBB Cayayaanka Baraha Bulshada
13
15
45
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Isbedel doonka Socdaa ee @M_Farmaajo inoo soo tebinaayo waa timo talaalasho, faruuryo durasho, san qorasho iwm. Sawir muuqda su'aal ka dhan & sifeyn
Tweet media one
7
16
48
@OAbraar
Omar Abraar
2 months
Ciidamada Xogga Dalka & Ciidamada Jubbaland oo Argagixisada ka raacdeeyay deegaanada ku teedsan degmada Jamaame & Horjoogayaal qaarkood Ajnabi yihiin oo la dilay. Hawlgalka oo socda maalintii 4aad. P1 @RadioSna @SNAForce @ModFederal @MoDSomaliya @CIMICSNAF #CiribtirkaKhawaarijta
2
16
49
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Prof. Yahya Amir P1
5
13
46
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Abwaanada Kala-Maan waxay soo afjareen Sheekadii ay CBB-DA uu hogaaminayo Faashil @M_Farmaajo La dhex ordahayeen baraha bulshada. Agaasimaha NISA/FISA Mahad Salaad waa halyey u soo baxay Ummada Somaliyed.
10
20
48
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
Xiisadii Itoobiya oo waji kale yeelatay iyo Jabhadda Amxaaradda oo kaabiga ku haysa Addis Ababa. @GoobjoogMedia P1
2
15
50
@OAbraar
Omar Abraar
2 months
Markii Deegaankooda laga saaray Argagaxisada Khawaarijta ah ee Alshabaab ayey si nabad ah kubad u Ciyaarayaan shacabka Somaliyed ee degan. @RadioSna @ModFederal @MoDSomaliya @SNAForce @CIMICSNAF Kalsoonida shacabka Somaliyed ay ku qabaan Dowladooda & Ciidamada ayaa kordhay.
1
16
49
@OAbraar
Omar Abraar
3 months
Madaxweynaha JFS Mudane Dr Xasan Sheikh "Haddii aan dalkeena ka xoraynaynay khawaarijta markaana waxaan baddeena ka difaacaynaa kuwa kheyreedka naga boobaya"
1
17
48
@OAbraar
Omar Abraar
1 year
Dhamaan asxaabta waxaan raali gelin buuxda uga bixinayaa qoraalkii saakay ee ku saabsanaa C/Rashid Duqa oo ahaa Madaxa Warfaafinta Farmaajo oo la ii sheegay in Muqdisho lagu xiray. Waxay aheyd arrinla ii soo gudbiyey hase ahaatee noqotay mid aan jirin. Raali Noqda Dhamaantiin.
Tweet media one
17
7
48
@OAbraar
Omar Abraar
2 months
Wasiirka Gaashandhiga XFS @Amohamednur & Taliyaha CXD Somaliyed Sareeye Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Dhiiragalin u sameeyay Ciidankii Danab ee Kaalinta Koowaad kasoo galay Carbiskii ciidan Ee Kenya lagu qabtay. @RadioSna @SNAForce @ModFederal @MoDSomaliya @CIMICSNAF
2
17
49
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
Wasiirka Gaashaandhigga Kenya Mudane Aadan Berri Ducaale “Musharax kasta wuxuu balan qaaday markii doorashada lagu jiray dhamaystirka Dastuurka, Waana muhiim in maanta jidkeedii la haayo”
2
15
48
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
Ciidamada Xogga Dalka Somaliyed ayaa kala wareegay Ciidamada Itoobiya ee ku joogay magaca Atmis xerada Madhamaato ee Jubbada Hoose Jubbaland. @RadioSna @SNAForce @MoDSomaliya @CIMICSNAF #CiribtirkaKhawaarijta
6
14
48
@OAbraar
Omar Abraar
1 year
Faarax Macalin:- ”Ilaaahey ha noo keeno ninkii Somaali ka dilila’haa 300 kun oo qof wax Qaran la’dhahana barila’haa”.
15
15
44
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
Wasiirka Arrimaha Gudaha & Dibuheshiisiinta Fiqi:- "Lacagtii CBB-da laga siin jiray Gobolka Banaadir si u caayaan Xasan Sheekh,Sheekh Shariif & madaxda maanta ayaa hadda lagu dhisay waddooyinka & waxbarashada Muqdisho" P1 @tvuniversal
2
13
48
@OAbraar
Omar Abraar
3 months
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane @Amohamednur oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa waxa uu booqday Dugsiga tababarka Cidamada gaarka ah, Shirkada Hubka & rasaasta, Shirkada Tiknoolojiyada, qalabka isgaarsiinta & sameynta hubka. 🇸🇴🤝🇹🇷
1
21
48
@OAbraar
Omar Abraar
1 month
Shacabka Magaalada Gaalkacyo ayaa soo dhoweeyay tallaabada BJFS ku ansixiyay cutubyada ugu horreeya ee Dastuurka Dalka. P1
2
13
48
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
You will face lions of Africa 🇸🇴 1977 saved your ass Russia & Cuba. 2024 nobody will save you 🤣😂👇🇸🇴
@HabtishGurmu
Habtish Gurmu 🇪🇹🇺🇸
4 months
Breaking News‼️‼️ Ethiopian surveillance picked up highly trained & skilled Faqash soldiers were marching & showing off in undisclosed location. This sophisticated surveillance system can pick up as small sound as fart. I am releasing the footage as I am authorized to do so.
61
18
90
2
14
47
@OAbraar
Omar Abraar
8 months
Kacdoonka Shacabka Galgaduud oo u diyaarsan inay godkooda ugu galaan Khawaarijta. P1 #CiribtirkaKhawaarijta
1
20
46
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Gun ayey dadka qaar ka dhigtaa gaajada. Gobanimo gaajo leh ayaa dhaanta; Dhereg Gunimo leh"
Tweet media one
8
9
46
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
Madaxweynaha Koofur Galbeed @Laftagareen “Waxaa la furay albaabkii dhamaystirka Dastuurka, Baarlamaankana shaqo fiican ayay qabteen”
1
10
45
@OAbraar
Omar Abraar
27 days
Madaxweyanaha JFS Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud "Ninkii lagu arko in uu balwad leeyahay waa uu iska tagayaa, nagama tirsana".
4
9
45
@OAbraar
Omar Abraar
4 months
Cabinet and parliament representatives of the northern regions have denounced the port project agreement between Ethiopia and Somalia's Northern regions administration. They have dismissed it as utterly null and void.
Tweet media one
Tweet media two
2
14
45
@OAbraar
Omar Abraar
1 year
Weerar lagu qaaday Khawaariijta ee degaanka Juxaay Agagaarka Aadan Yabaal. Waxaa garbo siman dagaalka ugu jira CQS & Xoogga deegaanka oo ku hubeysan Drone, Helicopter & Cabdi-Bile si siman dagaal ugu qadaayo khawaarijta Maaxweyne Xasan waa ka dhabeeyay dhaartiisi ka hor ma jirin
3
18
45
@OAbraar
Omar Abraar
8 months
Mahdi Guleed oo fariin adag udiray saaxiibadii NN & Cayayaanka Baraha Bulshada @TerraAbdirizak @AliYareAli @SuleimanHashi @FarahGeylan @M_Farmaajo P1
4
22
43
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Afweyne "Waxaa jirtay in maxaa la oran jiray rubuc,wa thuluth,wal khams, wal jinni,MA JIRTO TAAS". Wuxuu ku jeesjeesay aayadaha ilaahey ee Diinta Islaamka oo beeniyey. Allah waa ka aarsaday.Afweyne 10 Culumada Somaliyed toogtay ee ka dhiidhiyey Diinta Islaamka uu ku kufriyey.
7
19
46
@OAbraar
Omar Abraar
5 months
Guusha Somaliya ay gaarayso maalinba maalinta ka dambeyso ayay qeyb ka tahay. 16 sano ka dib Ciidamada Qalabka Sida ee Somaliya ayaa la wareegay Amaanka Madaxtooyada Somaliya.
1
14
46
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Dal-Joog.
Tweet media one
3
13
44
@OAbraar
Omar Abraar
5 months
Jowhar Shabeellaha Dhexe dowlad Goboleedka Hirshabelle.
1
18
44
@OAbraar
Omar Abraar
5 months
Muqdisho & Maalin cadeey Nabada macaan. Bartaha Xamarweyne & Shangaani Heesaha Reer Xamarka P1
1
13
43
@OAbraar
Omar Abraar
3 years
Maxamed Ibrahim Cigaal Allah u Naxariisto Aamiin waa run sheegay
Tweet media one
6
16
40
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Geesiyaashaas guryahooda ka tagay si ay cadowga nooga dulqaadaan aan u mahadcelinno oo ugu duceynno inay guuleystaan. @RadioSna
3
21
44
@OAbraar
Omar Abraar
3 years
“Farmaajo Ilaahey baa doortay, waa Weli ilaahey keenay” Hade ogooow qofkaan waa Senetor Fadumo Hassan Gariyoow. Waxey tusaale cad u tahay fasahaadka siyaasadeed ee uu Madaxweyne @M_Farmaajo dalkaan kusoo kordhiyay.
17
10
42
@OAbraar
Omar Abraar
7 years
@SomaliPM Somalida aad ciida ugu hambalyeyneyso waa kuwee? C/Karin Shiikh Muuse ma ka mid baa?
Tweet media one
Tweet media two
1
3
40
@OAbraar
Omar Abraar
5 months
Faarax Macalin Dawaare oo ahaa la taliyihii hore ee Faashil @M_Farmaajo ayaa yiri "300 kun waa inuu @M_Farmaajo ka dilo dadka degan Muqdisho" waxaa maraqaati furay Wiilkan Sarkaalka ah ee Eritrea uu u afduubay Faashil @M_Farmaajo oo yiri 2 milyan waa in laga dilo ayuu yiri.
6
25
43
@OAbraar
Omar Abraar
3 years
The Flag The Face without wig @AbiyAhmedAli @M_Farmaajo
Tweet media one
Tweet media two
3
16
38
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Gaalkii Afweyne ee aayadaha Allah ku kufriyey, 10kii Culumada toogtay Shiikh Cabdixamiid Kashka uu Ku cadeeyay Inuu Gaal yahay. 👇 @M_Farmaajo
@BoobeMohamed
Naasir Maxamed Boobe
2 years
Innalilaahi, Bal eeg ninka loomagacaabay Gobalka benadir 🤣🤣wuxuu ku hadlaya , Dhaqan xumada gaamurtay ee #Damushabab 😂 . 🤣😁 @IyoNolo @moorif88 @EGaraad_ @MukhtarAlaska @Sabuul_Galeey @Deee_luul
18
6
14
8
20
42
@OAbraar
Omar Abraar
7 months
@OGAA_NSHO Afweyne yiri:-"Waxaa jiri jirtay in maxaa la oran jiray rubuc, wa thuluth, wal khams, wal jinni, MA JIRTO TAAS". Wuxuu ku jeesjeesay aayadaha Allah ee Diinta Islaamka ku kufriyey,Allah waa ka aarsaday. Afweyne 10 Culumo toogtay ee ka dhiidhiyey Diinta Islaamka uu ku kufriyey.
6
4
44
@OAbraar
Omar Abraar
3 years
Ismaciil Cumar Gelow Somalida cadawga ka ilaali, iyaga kala ilaali adiguna iska ilaali waa ku qaldaayaane:Dardaarankii Alle ha u maxariistee Sheekh Cumar Faaruuq ee 21 sano ka hor. Sheekha nooca @M_Farmaajo ayuu ka sii hadlay maadaama uu ku sifoobay Somali neceyb & Amxaaro jeceyl
5
22
41
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
Shacabka Somaliyed ee degan Gobolka Banaadir ee canshuurta bixiya ayaa @M_Farmaajo oo sawirkiisa ku dhegsaday halkii uu ku dhegsan jiray Adeerkiis keli Taliye Afweyne ka fujiyey oo dhulka dhigay. Shacabka Somaliyed ee degan Muqdisho ayaa fariin cad u diray @M_Farmaajo
16
17
41
@OAbraar
Omar Abraar
2 years
"DOWLADNIMADII @M_Farmaajo "??!! 1- Balal Cismaan Daarood/Mariixaan. 2- Cabdi Saciid Daarood/Majeerteen. 3- @M_Farmaajo Daarood/Mariixaan. 4- Axmed Cawad Daarood/Majeerteen. Europe & Daarood ayaa kulmay ee aaway Somalidii kale 4.5??!
Tweet media one
10
15
44
@OAbraar
Omar Abraar
1 year
DEG DEG Ciidanka Gaarka ah ee NISA oo Argagaxisada kala wareegay deegaano muhiim u ahaa Sh. Hoose.. @RadioMuqdisho
1
11
43
@OAbraar
Omar Abraar
2 months
"Waan ku Cibaadaysanaynaa Ansixinta Dastuurka" @Golaha_shac_JFS @AqalkaSare Xildhibaanad Caasho Koos.
2
12
45
@OAbraar
Omar Abraar
5 months
Nabadgelyadda ka jirta Muqdisho waa mid lagu farxo oo naf & maal loo huray. Heestii "Hamiga ha iiga haleynine" Bartamaha Muqdisho & madadaalada shacabka Degan Gobolka Banaadir.
4
13
42
@OAbraar
Omar Abraar
9 months
Madaxweynihii hore ee DH Hirshabelle Mudane Cali Cabdullahi Cosoble:- "Dowladii hore gacan saar ayeey la lahaayeen Kooxda Alshabaab, hawiye in la xasuuqo." @M_Farmaajo @FarahGeylan @TerraAbdirizak @AliYareAli @horufadhi_media #AfKhawaarij goormaad Jilib tegeysaan asxaabtiina? P1
6
18
44